{"id":27296,"date":"2016-10-30T11:29:10","date_gmt":"2016-10-30T11:29:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27296"},"modified":"2016-10-30T11:29:10","modified_gmt":"2016-10-30T11:29:10","slug":"akhriso-nuxurka-waxyaabaha-ay-ka-wada-hadleen-madaxweynaha-somaliland-iyo-ra-iisal-wasaaraha-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/30\/akhriso-nuxurka-waxyaabaha-ay-ka-wada-hadleen-madaxweynaha-somaliland-iyo-ra-iisal-wasaaraha-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"AKHRISO NUXURKA WAXYAABAHA AY KA WADA HADLEEN MADAXWEYNAHA SOMALILAND IYO RA ,IISAL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Arabsiyo News&#8211;Madaxweynaha \u00a0Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa 29. 10.2016 kulan la qaatay Raiisal Wasaaraha Dalka Itoobiya mudane Hailemariam Desalegn waxayna ka wada hadleen Xidhiidhka qotada dheer leh ee u dhexeeya labada dal iyo arrimo Khuseeya danaha labada dal.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-35422 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Cv86D7xXYAA-JO9.jpg?resize=593%2C405\" sizes=\"auto, (max-width: 593px) 100vw, 593px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Cv86D7xXYAA-JO9.jpg?w=900 900w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Cv86D7xXYAA-JO9.jpg?resize=300%2C205 300w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Cv86D7xXYAA-JO9.jpg?resize=768%2C525 768w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Cv86D7xXYAA-JO9.jpg?resize=800%2C547 800w\" alt=\"cv86d7xxyaa-jo9\" width=\"593\" height=\"405\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Labada hoggaamiye waxay kulankan is weydaarsadeen aragti iyo araaha \u00a0la xidhiidha sidii loo sii xoojin lahaa loona wanaajin lahaa iskaashiga xagga Ganacsiga, Maalgashiga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee labada dal.<\/p>\n<p>Labada hoggaamiye waxa kale oo ay ka wada hadleen tayaynta iyo dar-dargelinta jidadka labada dal isu xidha iyo weliba horumarinta iyo casriyeynta Dekeda Caalamiga ah ee Berbera, arrintanina ay labada dalba faa\u2019ido ugu jirto; gaar ahaan dalka Itoobiya oo ay ka go\u2019an tahay in Dekeda Berbera ay uga faa\u2019iidaysato horumarinta iyo koboca dhaqaaleheeda iyo Xidhiidhka Ganacsi ee ay Ethiopia la leedahay Caalamka.<\/p>\n<p>Sidoo kale labada hoggaamiye waxa kale oo ay isu waafaqeen ka wada shaqaynta arrimaha Amniga iyo xasiloonida labada dal iyo la dagaallanka kooxaha arga-gaxisada ah ee mandaqda ka wada nabadgelyo darrada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Madaxweynaha \u00a0Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa 29. 10.2016 kulan la qaatay Raiisal Wasaaraha Dalka Itoobiya mudane Hailemariam Desalegn waxayna ka wada hadleen Xidhiidhka qotada dheer leh ee u dhexeeya labada dal iyo arrimo Khuseeya danaha labada dal. Labada hoggaamiye waxay kulankan is weydaarsadeen aragti iyo araaha \u00a0la xidhiidha sidii loo sii xoojin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27297,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-76g","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27296"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27296\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}