{"id":27242,"date":"2016-10-29T10:46:36","date_gmt":"2016-10-29T10:46:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27242"},"modified":"2016-10-29T10:46:36","modified_gmt":"2016-10-29T10:46:36","slug":"diyaarad-dab-ku-qabsaday-garoon-kuyaala-dalka-mareykanka-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/29\/diyaarad-dab-ku-qabsaday-garoon-kuyaala-dalka-mareykanka-sawiro\/","title":{"rendered":"Diyaarad Dab ku qabsaday Garoon kuyaala dalka Mareykanka + Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8212;Diyaarad nuuca rakaabka qaado ah oo ay leedahay Shirkada Diyaaradaha ee American Airlines ayaa dab qabsaday xili ay diyaarada ka duuleysay garoonka diyaaradaha O\u2019Hare Airport ee magaalada Chicago .<\/p>\n<p>Diyaaradan oo nooceedu ahaa American Airlines Flight 383 ayaa siday rakaab gaaray 161, waxaayna diyaaradn kusii jeeday magaalada Miami gobolka Florida ee dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Duuliyaha diyaarada ayaa dareemay in cilad ay ka jirto mid kamid ah matoorada Diyaarada, waxaana uuna ku wargaliyay rakaabka in ay cilad jirto , diyaarada ayaana markii dambe dab ka kacay iyada oo garoonka taagan.<\/p>\n<p>Ma jiraan qasaaro ka dhashay dabka ka kacay diyaaradan marka laga reebo dhoor qof oo naqaska uu ku dhagay , waxaana dadkaasi naqasku uu ku dhagay la dhigay isbitaalo xaaladooda caafimaad lagu daweenayo.<\/p>\n<p>Rakaabkii diyaarada saarnaa ayaa farxad badan dareemay kadib markii ay ka bad baadeen shilkan ,waxa ayna isugu hambalyeeyay in ay yihiin dad nasiib badan, waxaana hada socda baaritaano lagu ogaanayo cilada diyaarada qabsatay.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jika_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jika_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jika_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jika_4.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8212;Diyaarad nuuca rakaabka qaado ah oo ay leedahay Shirkada Diyaaradaha ee American Airlines ayaa dab qabsaday xili ay diyaarada ka duuleysay garoonka diyaaradaha O\u2019Hare Airport ee magaalada Chicago . Diyaaradan oo nooceedu ahaa American Airlines Flight 383 ayaa siday rakaab gaaray 161, waxaayna diyaaradn kusii jeeday magaalada Miami gobolka Florida ee dalka Mareykanka. Duuliyaha diyaarada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27243,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-75o","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27242","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27242"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27242\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}