{"id":27224,"date":"2016-10-29T04:29:24","date_gmt":"2016-10-29T04:29:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27224"},"modified":"2016-10-29T04:29:24","modified_gmt":"2016-10-29T04:29:24","slug":"kenya-oo-sheegtay-in-darbiga-ay-ku-dhameystiri-doonaan-mudo-75-maalmood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/29\/kenya-oo-sheegtay-in-darbiga-ay-ku-dhameystiri-doonaan-mudo-75-maalmood\/","title":{"rendered":"Kenya oo sheegtay in darbiga ay ku dhameystiri doonaan mudo 75 Maalmood.."},"content":{"rendered":"<p>Kenya {AN}&#8211;Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay si deg deg \u00a0ah u dhameystiri doonto derbiga ay ka dhisayso xadka ay la wadaagto Soomaaliya , si looga baaqsado weerarada ay geysanayaan Xarakada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa qaadaysa tilaabo lagu dhameystiraayo 30 Km derbiga ay ka dhisayso Soomaaliya , sida ay sheegeen madax ka tirsan dowladda Kenya Jimcihii shalay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Mandheera Fredrick Shisia sheegay in derbiga xadka ammaanka la dhamaystiri doono January 2017 si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.<br \/>\n\u201cDhismaha derbiga ammaanka xadka Soomaaliya ayaa\u00a0 dib u bilaaban doona sida\u00a0 ugu dhaqsiyaha badan, ka dib markii \u00a0ay kordheen weerarada \u00a0joogtada ah ka Xarakada Al-Shabaab ee Gobolka Mandheera waxaana ku dhameystiri doono 75 maalmood laga bilaabo Maanta,\u201d ayuu yiri Shisia.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidankeeda ay ka hortagi doonaan in \u00a0dagaalyahanada Al-Shabaab \u00a0ay \u00a0kasoo gudbaan xadka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa walaac xoogan ka qabta weerarada ay geysanayaan \u00a0Al-Shabaab ee ka dhacaaya gobolka Waqooyiga Bari ee dalka Kenya.<\/p>\n<div class=\"clear\"><\/div>\n<div id=\"text-5\" class=\"widget widget_text\">\u00a0Arabsiyo.com<\/div>\n<div class=\"widget widget_text\">ArabsiyONews@gmail.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kenya {AN}&#8211;Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay si deg deg \u00a0ah u dhameystiri doonto derbiga ay ka dhisayso xadka ay la wadaagto Soomaaliya , si looga baaqsado weerarada ay geysanayaan Xarakada Al-Shabaab. Dowladda Kenya ayaa qaadaysa tilaabo lagu dhameystiraayo 30 Km derbiga ay ka dhisayso Soomaaliya , sida ay sheegeen madax ka tirsan dowladda Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27225,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27224","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-756","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27224","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27224"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27224\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}