{"id":27111,"date":"2016-10-27T08:31:09","date_gmt":"2016-10-27T08:31:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27111"},"modified":"2016-10-27T08:31:09","modified_gmt":"2016-10-27T08:31:09","slug":"c-raxmaan-cirro-oo-sidda-fiinta-ugu-qayliyay-dambarka-dacwadd-laga-gudbiyay-iyo-qaylo-dhaan-u-dirsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/27\/c-raxmaan-cirro-oo-sidda-fiinta-ugu-qayliyay-dambarka-dacwadd-laga-gudbiyay-iyo-qaylo-dhaan-u-dirsaday\/","title":{"rendered":"C.RAXMAAN CIRRO OO SIDDA FIINTA UGU QAYLIYAY DAMBARKA DACWADD LAGA GUDBIYAY IYO QAYLO DHAAN U DIRSADAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hrgaysa {AN}&#8211;Tan Iyo Waxii Ka Dambeeyay Shirkii Golaha Dhexe Ee Ku Shubashadda Ahaa,\u00a0 Ee Xisbiga Wadddani Ayaa Waxaa Soo Baxaya Qaylo Dhaanta Musharax Cirro Iyo Nasbiga Aan Loo Nabaadiino Xidhin Ee Uu Ka Galay Rafiiqiisii Axmed Muumin Seed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-31274 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Cirro-iyo-Axmed-Muumin.jpg?resize=640%2C400\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Cirro-iyo-Axmed-Muumin.jpg?w=640 640w, http:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Cirro-iyo-Axmed-Muumin.jpg?resize=300%2C188 300w\" alt=\"cirro-iyo-axmed-muumin\" width=\"640\" height=\"400\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Dacwad Ka Dhana Cadaalad \u2013Daradii Ka Dhacay Goobtii Shirku Ka Socday Ayaa Loo Gudbiyay Gudida Diiwaan Galinta Ururadda Iyo Ansixinta Asxaabta,<\/p>\n<p>Dacwadan Ayaa Waxaa Gudbiyay Garabka Toosinta Waddani Ee Uu Hogaaminayo Axmed Muumin Seed.<\/p>\n<p>Cirro Ayaa Sidda Fiinta Ugu Qayliyay Dacwaddan Ka Dib Markii Uu Yaqiinsaday In Waxii Uu Qalday Ay Keeni Karto In Dib U Sixid Lagu Sameeyo Ama La Laalo Shirkii Waji Garashadda Ahaa Ee Golaha Dhexe<\/p>\n<p>Geesta Kale Cirro Ayaa Ku Dayay In Uu Af-Gobaadsi Ku Dhameeyo Dhibaataddii Uu Ugu Wanqalay Xisbiga Uu Salaankiisa Musharax Maroorsaday,<\/p>\n<p>Ma Cadda Waxaa Ka Soo Bixi Doona Dacwaddan<\/p>\n<p>Inkastaoo Dadka Aqoonta U Lihi Ay Sheegayaan In Guul Badan Uu Kala Kulmi Doono Axmed Muumin Seed.<\/p>\n<p>Dhinaca Kale Ayaa Waxa Ay Dacwad-Dani Adhax Jab Ku Tahay Xisbiga Waddani Oo Markii Ugu Horay\u00a0 Dhexdiisu Dacwaddi Ka Bilaabmato.<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hrgaysa {AN}&#8211;Tan Iyo Waxii Ka Dambeeyay Shirkii Golaha Dhexe Ee Ku Shubashadda Ahaa,\u00a0 Ee Xisbiga Wadddani Ayaa Waxaa Soo Baxaya Qaylo Dhaanta Musharax Cirro Iyo Nasbiga Aan Loo Nabaadiino Xidhin Ee Uu Ka Galay Rafiiqiisii Axmed Muumin Seed. Dacwad Ka Dhana Cadaalad \u2013Daradii Ka Dhacay Goobtii Shirku Ka Socday Ayaa Loo Gudbiyay Gudida Diiwaan Galinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27112,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27111","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-73h","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27111","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27111"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27111\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}