{"id":27099,"date":"2016-10-27T07:07:30","date_gmt":"2016-10-27T07:07:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27099"},"modified":"2016-10-27T07:07:30","modified_gmt":"2016-10-27T07:07:30","slug":"shirkadda-isgaadhsiinta-casriga-ah-ee-telesom-oo-dirays-dhamaystiran-iyo-casuumad-casho-sharafeed-ah-ku-maamuustay-ciyaartoyga-goboladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/27\/shirkadda-isgaadhsiinta-casriga-ah-ee-telesom-oo-dirays-dhamaystiran-iyo-casuumad-casho-sharafeed-ah-ku-maamuustay-ciyaartoyga-goboladda\/","title":{"rendered":"Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo Dirays dhamaystiran iyo Casuumad Casho Sharafeed ah Ku Maamuustay Ciyaartoyga Goboladda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo Dirays dhamaystiran iyo Casuumad Casho Sharafeed ah Ku Maamuustay Ciyaartoyga Goboladda <\/strong><\/p>\n<p>Hargeysa \u2013 (Arabsiyo News) \u2013 Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa casuumad casho sharaf ah oo si heer sare ah loo soo agaasimaay waxay caawa huteel Maansoor ku casuuntay ciyaartoyga goboladda ee ka qayb-galaya tartanka Wareega labaad ee ciyaaraha Goboladda dalka.<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2068.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-27100 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2068.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"img_2068\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p>Casuumaddan casho sharafta ah waxaa ka soo qayb-galay dhamaan ciyaartoyga sideeda gobol ee tartankan ka qayb gali doona, maamulka iyo masuuliyiinta ciyaartoyga goboladda, xubno golaha wasiiradda ka tirsan, xubno badhasaabadda goboladda ka socday, masuuliyiinta shirkaddda Telesom iyo marti-sharaf kale oo ka socday qaybaha bulshadda.<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2122.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-27101 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2122.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"img_2122\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirkadda Telesom waxay dhamaan xulalka goboladda ee Sool, Awdal, Sanaag,\u00a0 Gabiley, Hawd, Saaxil, Xaysimo, iyo Daad-madheedh ay gudoonsiisay dirayska ciyaaraha oo dhamaystiran.<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2140.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-27102 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2140.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"img_2140\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ugu horay waxaa casuumadan ka hadlay Agaasimaha horumarinta arimaha Bulshadda ee shirkadda TELESOM Md. Cabdiwahaab Maax waxaanu u mahadnaqay dhamaan masuuliyiinta iyo ciyaartogay ka soo qayb-galay casuumaddan shirkadda ku maamuustay ciyaartoyga goboladda. Waxaanu sheegay in shirkaddu ay ugu talo-gashay casuumaddan inay ku dhiiri-galiso, oo ay ku waaniso, oo ay ku wacyi-galiso ciyaartoyga ka bad qaba balwadaha iyo dhaqamadda liita.<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2220.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-27103 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2220.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"img_2220\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p>Md. Cabdiwahaab Maax ayaa sheegay in shirkadda Telesom uu waajib ka saran yahay cidkasta oo bulshadda magaca iyo maamuus usoo jiidaysa oo ay ugu horeeyaan dhalinyaradda ciyaartoyga goboladda dalka ka socda. Maax ayaa sheegay in shirkadda Telesom ay noqotay ciddii ugu horaysay ee soo dhawaysa, ee sharafta ee casuunta ciyaartoyga goboladda dalka ka socda.<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2249.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-27104 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2249.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"img_2249\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p>Casuumaddan Casho-sharafta ah ee shirkadda Telesom u qabatay ciyaartoyga goboladda dalka ka socday waxaa ka hadlay Wasiirka Dhalinyaradda, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Cabdilaahi Faarax Maydhane, Washiirka Warshadaha Shucayb, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha ee dhinaca Amniga, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga, Gudoomiyaha Gobolka Sool, Gudoomiyaha Gobolka Sanaag, Gudoomiyaha Gobolka iyo Maayarka Degmadda Oodweyne, waxaanay masuuliyiinta ugu horayn shirkadda Telesom uga mahadnaqeen casuumadda casho-sharafta ah ee ay ku maamuustay ciyaartoyga goboladda dalka ka socday, waxaanay shirkadda ku amaaneen kaalinta wax ka oolka ah ee ay hadd iyo jeer hormuud ugu tahay ganacsatadd dalka hadday noqoto ka qayb-qaadashadda arimaha horumarinta danta guuda ah.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2256.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-27105 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2256.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"img_2256\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2315.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-27106 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2315.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"img_2315\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2321.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-27107 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2321.jpg?resize=696%2C512\" alt=\"img_2321\" width=\"696\" height=\"512\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2257.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-27108 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_2257.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"img_2257\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo Dirays dhamaystiran iyo Casuumad Casho Sharafeed ah Ku Maamuustay Ciyaartoyga Goboladda Hargeysa \u2013 (Arabsiyo News) \u2013 Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa casuumad casho sharaf ah oo si heer sare ah loo soo agaasimaay waxay caawa huteel Maansoor ku casuuntay ciyaartoyga goboladda ee ka qayb-galaya tartanka Wareega [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27106,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-735","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27099"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27099\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}