{"id":27092,"date":"2016-10-27T05:02:20","date_gmt":"2016-10-27T05:02:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27092"},"modified":"2016-10-27T05:02:20","modified_gmt":"2016-10-27T05:02:20","slug":"maleeshiyaadki-qabsadey-degmada-qandala-oo-iskaga-baxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/27\/maleeshiyaadki-qabsadey-degmada-qandala-oo-iskaga-baxay\/","title":{"rendered":"Maleeshiyaadki Qabsadey Degmada Qandala oo Iskaga Baxay"},"content":{"rendered":"<p>Qandala {AN}&#8211;Maleeshiyaad Sheegtey in ay ka tirsanyihiin Daacish oo qabsadey degamada Qandala ee gobolka Bari shaley ayaa isaga baxay magaaladaasi maanta.<\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya Qandala ayaa sheegaya in lagu waabariistey maleeshiyaadka oo ka maqan magaalada, islamarkaasna aan la ogeyn halka ay qabteen. Sidoo kale, waxaa aan magaalada ka muuqan calamadi maleeshiyaadkaas.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa ka qaxayey Qandala tan iyo shaley, halka ciidamada Puntland ay u diyaargaroobayeen guluf ku aadan dib qabsashada magaalada Qandala ee gobolka Bari.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Source VOA<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qandala {AN}&#8211;Maleeshiyaad Sheegtey in ay ka tirsanyihiin Daacish oo qabsadey degamada Qandala ee gobolka Bari shaley ayaa isaga baxay magaaladaasi maanta. Wararka ka imaanaya Qandala ayaa sheegaya in lagu waabariistey maleeshiyaadka oo ka maqan magaalada, islamarkaasna aan la ogeyn halka ay qabteen. Sidoo kale, waxaa aan magaalada ka muuqan calamadi maleeshiyaadkaas. Dadka deegaanka ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27093,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27092","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-72Y","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27092","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27092"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27092\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}