{"id":27079,"date":"2016-10-26T18:59:26","date_gmt":"2016-10-26T18:59:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27079"},"modified":"2016-10-26T18:59:26","modified_gmt":"2016-10-26T18:59:26","slug":"maayarka-gabiley-oo-tacsi-tiiranyo-leh-u-diray-qoyskii-qarabada-iyo-somaliland-kana-tacsiyadeeyey-geerida-ku-timid-allaha-ha-u-naxariistee-marxuum-gashaanle-sare-faysal-kaamil-ciise","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/26\/maayarka-gabiley-oo-tacsi-tiiranyo-leh-u-diray-qoyskii-qarabada-iyo-somaliland-kana-tacsiyadeeyey-geerida-ku-timid-allaha-ha-u-naxariistee-marxuum-gashaanle-sare-faysal-kaamil-ciise\/","title":{"rendered":"Maayarka Gabiley  Oo Tacsi Tiiranyo Leh U Diray qoyskii Qarabada Iyo Somaliland Kana Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Allaha Ha U Naxariistee Marxuum Gashaanle sare Faysal Kaamil Ciise"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley (AN) IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin cumar Cabdi ayaa isagoo ku hadlaya afkiisa iyo Afka Golaha Deegaanka Gabiley Ayaa tacsi Tiiraanyo leh u diray Dhamaan qoyska, Ehelada,Qarabada Iyo Shacabka Reer Somaliland Kana Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Allaha Ha U Naxariistee Marxuum Gashaanle sare Faysal Kaamil Ciise<\/p>\n<p>Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa<\/p>\n<p>dhanbaalkaa tacsida ee maayarka Ayaa waxuu u dhignaa sidan:<\/p>\n<p>&#8221; inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun anigoo ku hadlaya afkayga iyo afka golaha deegaanka Gabiley waxaan dhamaan<\/p>\n<p>ka tacsiyadaynayaa qoyska\u00a0 Ehelada,Qarabada Iyo Shacabka Reer Somaliland Kana Tacsiyadaynayaa\u00a0 Geerida Ku Timid Allaha Ha U Naxariistee Marxuum Gashaanle sare Faysal Kaamil Ciise Oo Maanta Ku geeriyoday Magaalada Hargaysa<\/p>\n<p>Samir Iyo iimaan Ayaan Leyahay Dhamaantenba Geerida naxdinta leh ee ku timi Marxuum Gashaanle sare Faysal Kaamil Ciise<\/p>\n<p>Waxanan\u00a0 ilaahay uga baryayaa marxuumka inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan qoyskii iyo qaraabadiisiina samir iyo iimaan ka siiyo,,aamiin ,, aamiin&#8221;<\/p>\n<p>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley (AN) IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin cumar Cabdi ayaa isagoo ku hadlaya afkiisa iyo Afka Golaha Deegaanka Gabiley Ayaa tacsi Tiiraanyo leh u diray Dhamaan qoyska, Ehelada,Qarabada Iyo Shacabka Reer Somaliland Kana Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Allaha Ha U Naxariistee Marxuum Gashaanle sare Faysal Kaamil Ciise Oo Ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27080,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-72L","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27079"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27079\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}