{"id":27066,"date":"2016-10-26T16:07:49","date_gmt":"2016-10-26T16:07:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27066"},"modified":"2016-11-14T19:51:19","modified_gmt":"2016-11-14T19:51:19","slug":"maxaa-is-badalay-arabsiyo-qore-ahmed-maax-hassan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/26\/maxaa-is-badalay-arabsiyo-qore-ahmed-maax-hassan\/","title":{"rendered":"Maxaa is badalay Arabsiyo: Qore : Ahmed Maax Hassan"},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\">Sanad dabadeed maxaa ku soo kordhay ama ka sii dhacay Arabsiyo. (Comperhensive coverage).<br \/>\nGuud ahaan ma dareemaysid is badal cusub marka u horaysa eed ku soo dagto magaalada. wadooyinkii xidhnaa, garanwaagii oo ku sii fiday, laagihii ka dilaacay iyo ciid daadku dhigay faras magaalada oo ka sii daray.<br \/>\nMaamul fadhida oo xafladaha TV uun aad ka arkayso hal maalin xafiiskooda furayn ay Gabdhaha Walaalaha Arabsiyo qalabeeyeen.<br \/>\nwaxa ku cusub oo soo kordhay waxa ka kow ah oon u taagnaa xusbiyo loo kala badinayo; meelaha lagu qaxweeyana lagu murmayo Kulmiye muxuu qabtay iyo wadaninimo baa dhaami.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Arabsiyo taariikh lagu amaano uma baahan ee wax in loo qabto u baahan tahay.<br \/>\nMaalintii ay Kulmiye la ficil tamayeen Wadani intii hogaanka sare iyo intii dagaankee galbinaysay midna kama hadal baahida dhabta ah iyo daranyada magaalada oo halka ka hadlayeenba ka muuqatay noqotay.<br \/>\nArabsiyo oo magaalada ugu liidata S\/L noqon mayso meel la sacabiyo sidii wakhtii faqashtii.<br \/>\nDibada iyo Gudaba waa loo midoobayaa danta halka ay ku jirto.<br \/>\nKor iyo hoos ama geel gaaban iyo ku dheerba hada dabadeed waa loo fuulayaa, laguna halaya maayo inta horeba maqashay u daayacday.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Marna la isma waydiiyo magaalada wadooyinkan sidii faqashtii kaga tagtay ah ma ku guusnaa. waxay xaq u leedahay dagmadan maqaar saarka ah ee gobolka maaweelada ah ku taal maxaa garba duubay may baad I doonto xaqeeda\u00a0 kilooyada jaadka lagu cuno gabiley.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">waxa qabsasho ha joogee tafaraaruq aan sal lahayn oo siyaasi hungrier ku soo kordhiyay baa ku milmay,\u00a0 iyadoo marka horaba Arabsiyo danteeda moogayd.<br \/>\nDib u dhacaa iyo naxli kasta waan ka suulin karaa waayo waxaynu leenahay (potential elite) aqoonyahano iyo waxgarad aad u fara badan.<\/p>\n<p>Taasi haday ahay dhaliilihii,\u00a0 waxyaalaha ku soo kordhay een la halmaami karin amba shakhsi ha qabto ama maamul ha dhaqaajiyee way jiraan.<br \/>\n1. Biyo galinta Arabsiyo &#8211; dhawr jeer ayaa la isku dayay wayna ragaaday.\u00a0 markii u horaysay ee biyo xumadii magaalada laga baxay, waa guul ay ku amaanan yihiin cid kastoo ka qayb qaadatay.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">2. Warshada biyaha XAYS. &#8211; Ganacsade Ali Carab &amp; family waxay hirgaliyeen biyo macaan XAYS oo ay shaqo ka heleen labaataneeyo dhalin yara reer Arabsiyo.<br \/>\nwaxa kaloo dhiiri galinaysaa maalgashi iyo kobac dhaqaale oo mulkiiluhu gaadho kuna balaadhan karo kan iyo kuwa kalaba.<br \/>\nwaxaan sanad horteed booqday Warshada biyaha ee Maaxda Burco waxaan u riyaaqay awooda waxsoo saarka biyaha min lawyocado ilaa bari guntii gacanta lagu wada sito oo tusaale wax soosaar ah.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">3. Ciidii dooxa oo si fiican loo xalilay. shacabka Somaliland waxay gacantooda ku dhaqaajiyeen mashruucyo mug wayn ka mid yahay wadada Ceerigabo,\u00a0 Dawga cad,\u00a0 Balaygubadle, gurmadkii abaarihii.\u00a0 etc etc .<br \/>\nhadaan u guntano buundo (bridge) waan saari karaa dooxa Arabsiyo.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">4. Waxbarashad.-\u00a0 iyadoo Arabsiyo waligeedba dugsiyada hormoodna ahayd aqoonta, hadana waxaad imiga dareemaysaa in ay aad u kobocday marka la eego tirada ardayda iyo dugsiyada.<br \/>\nSubaxda hadaad dhex marto magaalada dhinac kasta arday baa u socota uniforms sidata.<br \/>\nWaxa in la tilmaamo iyana mudan macalimiin dadaashay oo furtay Dugsi Sare oo gaar loo leeyahay( Badbaado Secondary school). waxay marag u tahay baahida iyo tirada ardayda oo sii badan aya.<br \/>\nMeelaha hoos yimaada dagmadan Arabsiyo oo qaar badani dugsi dhexe marayaan sanadkana class 8 ka soo baxayaan qaarkood iyana waa waxa kordhay.<br \/>\nWaxa aad ii soo jiitay in la dhiiriyana mudan gabdhaha dugsiyada ku jira oo aad u fara badan.<br \/>\nMaalin ayaan class Form 4 xiisad English u galay oo dhamaan gabdho ah.<br \/>\nsidoo kala class 8 baan u galay\u00a0 2\/3 ay gabdho yihiin.<br \/>\nGabdhahu waliba waa very serious waa in la dhiiri galiyo inay waxbarashada sii wataan.<\/p>\n<p>5. Gadhaha Walaalaha Arabsiyo ee UK &amp; Canada iyo qaybtooda Arabsiyo oo goor walba ood Arabsiyo tagtaba aad maqlayo ama arkayso gargaarkooda baahida aasaasiga ah (waxbarashada\/caafimaadka).<br \/>\nLama koobi karo wax tarkoodii kii u danbeeyay qaadhaankii Dhakhtarka Arabsiyo.<br \/>\nwaxa ay ku hamiyayaan bilicda magaalada ilaa imiga ay bilaabeen in geedo iyo meela la fadhiisto wadada laga agaasimo.<br \/>\n<b><i>AAWAY <\/i><\/b><b><i>WIILASHII<\/i><\/b><b><i> ARABSIYO !!! <\/i><\/b><b><i>GUDAHA<\/i><\/b><b><i> IYO DIBADBA ???? WAAR MEESHA <\/i><\/b><b><i>INAGA<\/i><\/b><b><i> KICIYA<\/i><\/b><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Guntii iyo Gunaanadkii waxaan ,<br \/>\nku tali jiraa in <b><u>Public Library Arabsiyo <\/u><\/b>u sameeyo, hadii eebe ka raali noqdo.<br \/>\nMagaalooyinka dalka in tooda badani way leeyihiin ama jamacad baa ku taal.<br \/>\nArabsiyo ardayda joogta ee jecel in ay wax akhriyaan ma helayaan buug uu akhriyo haba yaraatee oon ahayn ka dugsiga.<br \/>\nArintan waxaan waday mudo aan darsayay sida ugu haboon ee loo hirgalin karo. Qof kastoo Arabsiyo danaynaya waan u bandhigayaa.<br \/>\nwaxa aan ka bilaabay in anigu &#8220;my home personal library&#8221; aan u raro Arabsiyo.<br \/>\nBooks ku dhaw tiradoodu 115 books (novels, busniess management, accountancy, economics, statistics, physics, chemistry, history, political science, etc etc) waxaan dhamaan geeyay Arabsiyo.<br \/>\nMudo 2 sano ka hor baan doonayay inaan Jaamacada Gabiley ugu Deeqa,\u00a0 nasiib daro si ay ka ahaydba 30 cisho ayaan u foognaa in la iga gudoomo. Geed iyo Gola walbana waan ka sheegay in buugtaa aan noloshayda oo dhan ururinayay diyaar u ahay inaan ku wareejiyo Jaamacada Gabiley.<br \/>\nIlaahay baan qadarin.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Imiga waxaan ku talo jiraa in guri (big room) leeyahay oo wadada ku soo jeeda aan si ku meel gaadha ka furo sanadka danbe hadii ala yidhaa.<br \/>\nFoosiya Caydiid Aden (walaalaha Arabsiyo)ayaa telephone arrinkan kaga wada hadalay; waxay ii sheegtay in ay ku fikirayeen sidii Library magaalada loogu malayn lahaa guriga loogu dhii lahaa.<br \/>\nArintaas ayaa dhiirigalin wayn I siisay waanan dardar galinayaa ururintii buug kale.<br \/>\nwaxa kale oo loo baahanayaa qaabayntii rasooyinka ama shelves oo la maleeyo.<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><u><b><i>BAAQ<\/i><\/b><\/u><u><b><i>. BAAQ. BAAQ<\/i><\/b><\/u><\/p>\n<p dir=\"ltr\">waxaan baan u dirayaa Dhamaan Qurba joogta Arabsiyo meel kasta ha joogaan in laga soo qayb galo sidii buug loo soo ururin lahaa.<br \/>\nWaxaan sidoo kale u baaqayaa dhamaan waxgaradka, ganacsatada, ardayda Jamacadaha,\u00a0 iyo masuuliyiinta Arabsiyo ka soo jeeda iyo cid kastoo jecel in ay nala hirgaliso Library oo Somaliland ku sugan in ay u guntadaan sidii uu inoogu hirgali lahaa mashruucan oo jiilka danbe anfici doona.<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><i><b><u>QOF KASTA OO IMANAYA DALKA HA SOO QAADO DHAWR BUUG.<\/u><\/b><\/i><br \/>\n<i><b><u>ISAGA OO KU WAREEJINAYA HABLAHA WALAALAHA ARABSIYO EE JOOGA ARABSIYO.<\/u><\/b><\/i><\/p>\n<p dir=\"ltr\"><b>Qofkii<\/b><b> books haya nooc kasta ha <\/b><b>a haadee<\/b><b> (English &amp; Arabic) ee jooga Djibouti ha la soo xidhiidho tel. hoos ku qoran.<\/b><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Ilaahay baa Mahad Leh.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Somaliland Ha guulaysato<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Qore :Ahmed Maax Hassan<br \/>\nMaritime &amp; Logistic Expert<br \/>\nTel. 0025377817718<br \/>\n<a href=\"mailto:amaaxh@gmail.com\" target=\"_blank\">amaaxh@gmail.com<\/a><br \/>\nDJIBOUTI<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sanad dabadeed maxaa ku soo kordhay ama ka sii dhacay Arabsiyo. (Comperhensive coverage). Guud ahaan ma dareemaysid is badal cusub marka u horaysa eed ku soo dagto magaalada. wadooyinkii xidhnaa, garanwaagii oo ku sii fiday, laagihii ka dilaacay iyo ciid daadku dhigay faras magaalada oo ka sii daray. Maamul fadhida oo xafladaha TV uun aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27891,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,4,10],"tags":[],"class_list":["post-27066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-english-news","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Ahmed-Maax-Hassan.jpg?fit=310%2C284&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-72y","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27066"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27894,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27066\/revisions\/27894"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}