{"id":27054,"date":"2016-10-26T15:10:34","date_gmt":"2016-10-26T15:10:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27054"},"modified":"2016-10-26T15:10:34","modified_gmt":"2016-10-26T15:10:34","slug":"tacsi-gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-tacsi-udiray-allaha-unaxariistee-gaashanle-sare-faysal-kaamil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/26\/tacsi-gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-tacsi-udiray-allaha-unaxariistee-gaashanle-sare-faysal-kaamil\/","title":{"rendered":"Tacsi Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Tacsi udiray Allaha unaxariistee Gaashanle Sare Faysal Kaamil"},"content":{"rendered":"<div tabindex=\"-1\">\n<div tabindex=\"-1\">\n<div tabindex=\"0\">\n<div>\n<div class=\"_rp_a5\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_rp_P4 ms-border-color-neutralLight ShowReferenceAttachmentsLinks\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_rp_15\">\n<div>\n<div id=\"Item.MessagePartBody\" class=\"_rp_R4\">\n<div id=\"Item.MessageUniqueBody\" class=\"_rp_S4 ms-font-weight-regular ms-font-color-neutralDark rpHighlightAllClass rpHighlightBodyClass\" tabindex=\"0\">\n<div class=\"rps_8e2a\">\n<div>\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, garabyada xisbiga, laamaha gudaha iyo dibadda iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo guud ahaan shacabka geerida ku timi Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Madaxtooyada Somaliland <b>Marxuum Gaashaanle Sare Faysal Kaamil Ciise <\/b>oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa maanta oo taariikhdu tahay 26\/10\/2016. Waxaannu Guddoomiyuhu si gaar ah uga tacsiyadaynayaa qoysaska ilma Kaamil iyo dhammaan reer Ciise Habbane.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Marxuum Faysal Kaamil Ciise<\/b> waxa uu Guddoomiyuhu ku tilmaamay inuu ahaa sarkaal dadaal badan oo ka mid ahaa dhallinyaradii ka soo qaybqaadatay halgankii dib-u-xoraynta dalka Somaliland, sidoo kalena ku suntanaa sarkiisha aqoontooda ciidanimo sida wayn u dhisantay 25 sanno ee Somaliland ahayd dal madaxbannaan, isagoo ka gaadhay darajada Gaashaanle Sare iyo Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Somaliland.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Guddoomiyaha xisbigu waxa uu Alle uga baryayaa Marxuumka inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada iyo shacabkana uu Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo.<b>Aamiin\u2026.Aamiin\u2026.Aamiin.<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE<\/b><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_pe_d _pe_Y1\" tabindex=\"0\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_rp_W4\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_rp_f\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_qc_F ms-bg-color-white _qc_G\">\n<hr class=\"_qc_B\" \/>\n<div class=\"_qc_y ms-border-color-neutralLight _qc_z\" tabindex=\"-1\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, garabyada xisbiga, laamaha gudaha iyo dibadda iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo guud ahaan shacabka geerida ku timi Alle ha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22294,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27054","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-72m","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27054"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27054\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}