{"id":27048,"date":"2016-10-26T13:35:13","date_gmt":"2016-10-26T13:35:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27048"},"modified":"2016-10-26T13:35:13","modified_gmt":"2016-10-26T13:35:13","slug":"war-deg-deg-ah-dagaalyahano-katirsan-daacishta-soomaaliya-oo-la-wareegtay-deegaanka-qandala","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/26\/war-deg-deg-ah-dagaalyahano-katirsan-daacishta-soomaaliya-oo-la-wareegtay-deegaanka-qandala\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah Dagaalyahano katirsan Daacishta Soomaaliya oo la wareegtay Deegaanka Qandala"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalyahano katirsan Daacidhta Soomaaliya ay maanta la wareegeen Deegaanka Qandala oo Qiyaastii 75-km u jirta Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa ku waramay in dagaalyahano ku dhaw 100-nin oo aad u hubeesan in ay soo gaareen Deegaanka Qandala lana wareegeen, dagaalyahanadan ayaa saldhig ka dhigtay xarumo caan ah oo deegaankaasi kuyaala.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha deegaanka Qandala ee gobolka Bari Jaamac Axmed Khuurshe ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in saakay waabarigii deegaanka ay soo gaareen dagaalyahano katirsan Daacish, waxa uuna tilmaamay in masuuliyiintii halkaasi ku sugneed ay isaga baxeen.<\/p>\n<p>Dagaalyahano katirsan Daacsh ayaa ka dagaalama qeybo kamid ah Deegaanada Puntland gaar ahaan gobolka Bari, waxaana dagaalyahanadan hogaaminaya Sheekh C\/Qaadir Muumin oo horey uga tirsanaa Saraakiisha Al-Shabaab balse markii dambe ka baxay beycona la galay Ururka Daacish.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaan wali si rasmi ah uga hadlin dagaalyahanada Daacish katitsan ee la wareegay Deegaanka Qandala, waxaana horey Ciidamada Puntland dagaal ula galay dagaalyaano katirsan Al-Shabaab iyo Daacish oo ku sugan qeybo kamid ah gobolka Bari.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalyahano katirsan Daacidhta Soomaaliya ay maanta la wareegeen Deegaanka Qandala oo Qiyaastii 75-km u jirta Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in dagaalyahano ku dhaw 100-nin oo aad u hubeesan in ay soo gaareen Deegaanka Qandala lana wareegeen, dagaalyahanadan ayaa saldhig [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27048","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-72g","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27048","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27048"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27048\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}