{"id":27033,"date":"2016-10-26T10:15:04","date_gmt":"2016-10-26T10:15:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27033"},"modified":"2016-10-26T10:15:04","modified_gmt":"2016-10-26T10:15:04","slug":"imika-xisbiga-baqdinta-leh-ee-abrisku-soo-galay-waa-waddani-kulmiye-baqdin-maleh-xildhibaan-siciid-cilmi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/26\/imika-xisbiga-baqdinta-leh-ee-abrisku-soo-galay-waa-waddani-kulmiye-baqdin-maleh-xildhibaan-siciid-cilmi\/","title":{"rendered":"&#8220;Imika Xisbiga Baqdinta Leh Ee Abrisku Soo Galay Waa WADDANI, KULMIYE Baqdin Maleh&#8221; &#8230; Xildhibaan Siciid Cilmi."},"content":{"rendered":"<p>isaga oo walaac ka muujiyey xubnihii kasoo baxay xisbiga KULMIYE ee dhawaan WADDANI la midoobay.<\/p>\n<p>Hargeysa:(AN)-Guddoomiyaha guddi-hoosaadka distoorka iyo xuquuqda aadamiga ee golaha wakiillada, isla-markaana xubin sare ka ah xisbiga WADDANI, ayaa markii ugu horraysay si furan uga hadlay dhibaatooyinkii ka dhacay shirkii golaha dhexe ee xisbiga WADDANI, \u00a0isaga oo walaac ka muujiyey xubnihii kasoo baxay xisbiga KULMIYE ee dhawaan WADDANI la midoobay.Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo u warramay weriye Cabdishakuur Dayib oo katirsan HCtv, ayaa shaaciyey inuu si rasmi ah ugu biirayo garabka \u00a0uu hoggaamiyo guddoomiye Axmed Muumin Seed, waxana uu hoosta ka xarriiqay inuu xisbiga WADDANI haatan noqday mid burbur looga baqayo.Siciid Cilmi waxa uu farta ku fiiqay inay xisbiga WADDANI ku biireen xubnihii majo-habaabiyey barnaamij siyaasigaahaa ee xisbiga KULMIYE ku galay olalaha,\u201cmarkii uu xisbiga KULMIYE dawladnimada helay wixii aanu umadda ugu ballan qaadnay iyo barnaamijkayagii iyo isbeddelkii khayrka qabay ee aanu doonaynay, raggii jiho-habaabiyey ee ilaa maanta aamusnaanta shacabka Somaliland baday, ayaa nagu soo biiray.\u201d<\/p>\n<p>Ayuu yidhi xildhibaan Siciid Cilmi Roobel.Isaga oo hadalkiisa sii wata waxa hoosta ka xarriiqay in xubnaha dhawaan soo galay xisbiga WADDANI yihiin qaar ku hammiyey inay burburiyaan xisbiga KULMIYE, si ay xisbi cusub u abuurtaan, waxana uu yidhi,\u201cRaggii aan uga tegay xisbiga KULMIYE ee \u00a0dhibanaha iga dhigay, ayaa nagu soo biiray, waxana aan qabaa in cidhib la\u2019aani ay WADDANI kusoo socoto, ragganina waxa ay doonayeen inay KULMIYE ka takhalusaan oo xisbiyo cusub samaystaan.\u201d<\/p>\n<p>Mar uu sifooyinka ragga uu hoggaaminayo Ex. Wasiir Xirsi ee xisbiga WADDANI ku biiray \u00a0bulshada u sifaynayo, waxa uu yidhi,\u201cimika xisbiga baqdinta leh ee abrisku soo galay waa WADDANI, KULMIYE baqdin maleh oo isagu \u00a0wuu soo dhamaysay.\u201dXildhibaan Siciid waxa uu si cad u sheegay inuu ku biirayo garabka uu hoggaamiyo Axmed Muumin Seed oo caddaalad-darro ka tirsanaya hoggaanka xisbiga WADDANI,\u201cwaan teegeersanahay garabkaas, waayo dadkaasi waa dadkii aanu wada shaqaynaynay, weliba Hinda iyo waa garabkaygii kulmiye ee raggan aan kuu sheegayaa ay dibadda u tuureen weeye, cabashada ay qabaanna waan la qabaa aniga labftaydu waan ku biirayaa garabkaas, xisbigii WADDANI-na Xirsi baa nagaga qiimo batay.\u201d ayuu yidhi Siciid Cilmi Rooble.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<br \/>\nArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>isaga oo walaac ka muujiyey xubnihii kasoo baxay xisbiga KULMIYE ee dhawaan WADDANI la midoobay. Hargeysa:(AN)-Guddoomiyaha guddi-hoosaadka distoorka iyo xuquuqda aadamiga ee golaha wakiillada, isla-markaana xubin sare ka ah xisbiga WADDANI, ayaa markii ugu horraysay si furan uga hadlay dhibaatooyinkii ka dhacay shirkii golaha dhexe ee xisbiga WADDANI, \u00a0isaga oo walaac ka muujiyey xubnihii kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16772,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27033","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-721","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27033","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27033"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27033\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}