{"id":27016,"date":"2016-10-26T06:00:48","date_gmt":"2016-10-26T06:00:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27016"},"modified":"2016-10-26T06:00:48","modified_gmt":"2016-10-26T06:00:48","slug":"unhcr-oo-ka-hadashay-korodhka-dhimashada-tahriibayaasha-sandakan-2016","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/26\/unhcr-oo-ka-hadashay-korodhka-dhimashada-tahriibayaasha-sandakan-2016\/","title":{"rendered":"UNHCR oo ka hadashay korodhka Dhimashada Tahriibayaasha sandakan 2016"},"content":{"rendered":"<p>Tahriibayaasha waxaa la saaraa doono aad u liita oo si fudud ku quusi kara<br \/>\nHay&#8217;adda qaxootiga ee UNHCR waxa ay sheegeysaa in sanadkan 2016ka uu yahay kii ay ugu dhimashada badnaayeen dadka tahriibayaasha ah.<br \/>\nDadkaasi waxay dhinteen xilli ay isku deyayeen inay ka gudbaan badda Mediterranean.<br \/>\nSanadkan oo keli ah, gaar ahaan 10kii bilood ee aanu soo dhaafnay, ugu yaraan 3,740 qof ayaa lagu warramayaa inay badda ku dhinteen.<br \/>\nTaasi waxay ku dhowdahay tirada sanadkii 2015kii oo gaareysa 3,771 qof oo sanadkaas oo dhan ku dhimatay badda.<br \/>\nUNHCR waxa ay sheegeysaa in labada bilood ee tirada tahriibayaasha ay sare u kacdo ay weli soo socdaan.<br \/>\nSida ay UN iyo hay&#8217;adda socdaalka adduunka ee IOM ay sheegayaan tirada dadka tahriibaya ayaa sanadkan aad hoos ugu dhacday.<br \/>\nSanadkii 2015kii, in ka badan hal milyan oo qof ayaa u tahriibay dhanka Yurub, sanadkan 2016-kana 300 kun oo qof ayaa ka gudubtay badda.<br \/>\nBalse, hay&#8217;adahan waxay ka walaacsan yihiin, tirada dhimashada ayaa aad sare u sii keceysa.<br \/>\nHay&#8217;adda UNHCR ayaa seddax arrimood sabab uga dhigtay in tirada dhimashada ay kor u kacdo, waxayna kala yihiin:<br \/>\nIsticmaalka qadad aad halis u ah<br \/>\nTahriibayaal badan oo xilliga cimilada xun tahay ka gudba badda.<br \/>\nDadka tahriibta ka shaqeeya oo kumannaan qof saara doomo aad u liita oo ay adag tahay in dadka laga badbaadiyo. waana farsamo cusub.<br \/>\nMowduucyada la xiriira<br \/>\nAfrika<\/p>\n<p>Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan<\/p>\n<p>Maqal Buug uu qoray nin tahriibka dhibkiisa arkay oo ku soo noqday Hargaysa<br \/>\n29 Sebtembar 2016<br \/>\nMaqal Xaaladda dhalinyaradda Soomaalida ah ee ku xiran xabsiyadda Maraykanka<br \/>\n30 Agoosto 2016<br \/>\nMaqal Carrada ayaan dhunkannay waa sheeko ku saabsan dhibaatada tahriibka<br \/>\n30 Sebtembar 2016<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tahriibayaasha waxaa la saaraa doono aad u liita oo si fudud ku quusi kara Hay&#8217;adda qaxootiga ee UNHCR waxa ay sheegeysaa in sanadkan 2016ka uu yahay kii ay ugu dhimashada badnaayeen dadka tahriibayaasha ah. Dadkaasi waxay dhinteen xilli ay isku deyayeen inay ka gudbaan badda Mediterranean. Sanadkan oo keli ah, gaar ahaan 10kii bilood ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27017,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27016","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-71K","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27016","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27016"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27016\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27016"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27016"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27016"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}