{"id":27013,"date":"2016-10-26T05:45:10","date_gmt":"2016-10-26T05:45:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27013"},"modified":"2016-10-26T05:45:10","modified_gmt":"2016-10-26T05:45:10","slug":"dowladda-gambia-ayaa-sheegtay-in-gabi-ahaanba-ay-ka-baxayso-maxkamada-dambiyada-adduunka-ee-hague","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/26\/dowladda-gambia-ayaa-sheegtay-in-gabi-ahaanba-ay-ka-baxayso-maxkamada-dambiyada-adduunka-ee-hague\/","title":{"rendered":"Dowladda Gambia ayaa sheegtay in gabi ahaanba ay ka baxayso maxkamada dambiyada adduunka ee Hague"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Gambia Yahye Jammeh\u00a0Dowladda Gambia ayaa sheegtay in gabi ahaanba ay ka baxayso maxkamada dambiyada adduunka ee Hague.<br \/>\nGambia ayaa ku tilmaantay maxkamaddaasi dambiyada mid u taagan dadka Afrikaanka ah oo kaliya.<br \/>\nTallaabada ay dowladda Gambia qaaday waxaa ka horreeyay dowladaha Koonfur Afrika iyo Burundi oo iyagana sheegay in ay ka baxayaan maxkamadan.<br \/>\nMadaxweynaha dalka Gambia ayaa dalkaasi xukumayay tan iyo sanadkii 1994, xilligaasi oo uu xukun milateri uu ku qabsaday.<br \/>\nBisha December ayaa lagu wadaa in dalkaasi Gambia ay doorasho ka dhacdo, waxaana jirtay in la xiray xubnihii mucaaradka.<br \/>\nXubnahan mucaaradka ayaa lagu eedeeyay in ay ka qayb galeen dibadbaxyo aan sharci ahayn.<br \/>\nHay&#8217;adaha xuquuqul insaanka ayaa xariga mucaaradka ku tilmaamay mid xadgudub ku ah xuquuqal insaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Gambia Yahye Jammeh\u00a0Dowladda Gambia ayaa sheegtay in gabi ahaanba ay ka baxayso maxkamada dambiyada adduunka ee Hague. Gambia ayaa ku tilmaantay maxkamaddaasi dambiyada mid u taagan dadka Afrikaanka ah oo kaliya. Tallaabada ay dowladda Gambia qaaday waxaa ka horreeyay dowladaha Koonfur Afrika iyo Burundi oo iyagana sheegay in ay ka baxayaan maxkamadan. Madaxweynaha dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27014,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27013","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-71H","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27013"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27013\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}