{"id":2701,"date":"2014-12-27T14:12:12","date_gmt":"2014-12-27T14:12:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2701"},"modified":"2014-12-27T14:12:12","modified_gmt":"2014-12-27T14:12:12","slug":"weerarkii-saldhiga-xalane-oo-jaah-wareer-ka-dhex-abuuray-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/27\/weerarkii-saldhiga-xalane-oo-jaah-wareer-ka-dhex-abuuray-amisom\/","title":{"rendered":"Weerarkii saldhiga Xalane oo jaah-wareer ka dhex abuuray AMISOM"},"content":{"rendered":"<p>Kadib markii koox ka tirsan ururka al-Shabaab ay u suurta gashey in ay weeraaan Saldhiga Lama-galaay ee Xalane ee ah saldhigga u weyn ee AMISOM iyo tababaraayasha reer galbeedku ku leeyihiin Muqdisho.<\/p>\n<p>Weerarkan oo ay fuliyeen koox la aaminsan yahay in ay gaarayeen 10 nin ayaa ahaa kii ugu yaabka badnaa ee al-Shabaab ay Muqdisho ka fuliyaan.<\/p>\n<p>Ka sokoow la yaabka weerarka waxaa warar is khilaafsan ka soo baxeen AMISOM oo si weyn ugu jaah-wareertey weerarka calooshooda laga dhex-fuliyey.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib markii koox ka tirsan ururka al-Shabaab ay u suurta gashey in ay weeraaan Saldhiga Lama-galaay ee Xalane ee ah saldhigga u weyn ee AMISOM iyo tababaraayasha reer galbeedku ku leeyihiin Muqdisho. Weerarkan oo ay fuliyeen koox la aaminsan yahay in ay gaarayeen 10 nin ayaa ahaa kii ugu yaabka badnaa ee al-Shabaab ay Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2702,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2701","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Hz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2701","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2701"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2701\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2701"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2701"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2701"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}