{"id":26987,"date":"2016-10-25T15:32:14","date_gmt":"2016-10-25T15:32:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26987"},"modified":"2016-10-25T15:32:14","modified_gmt":"2016-10-25T15:32:14","slug":"qaramada-midoobe-oo-ku-eedaysay-ururka-daacish-gumaad-dad-rayid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/25\/qaramada-midoobe-oo-ku-eedaysay-ururka-daacish-gumaad-dad-rayid-ah\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobe oo ku Eedaysay Ururka Daacish Gumaad Dad Rayid ah"},"content":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobeey ayaa waxay sheegeysaa inay heleyso warar ku saabsan in ururka labaxay Khilaafada Islaamka ay dilayaan dadka shacab ah.<br \/>\nUN ayaa sheegeysa in dilalkaasi ay ka dhacayaan magaalada Moosil ee dalka Ciraaq.<br \/>\nMagaaladaasi waxaa ku wajahan ciidamada Ciraaq oo garab ka helaya kuwa Mareykanka, Kurdiyiinta iyo maleeshiyaad kale oo is beheystay.<br \/>\nQaramada midoobey ayaa in taasi ku dartay inay heshay warar sheegaya in hal goob 15 qof lagu dilay si dadka loo cabsi geliyo.<br \/>\nWaxaa sidoo kale lagu soo warramayaa in daacish ay dishay seddax dumar iyo seddax gabdhood.<br \/>\nHaweenkaasi waxa ay daba socdeen dad lagu qasbay inay goob kale isugu tagaan.<br \/>\nSidoo kale waxaa lagu soo warramayaa in ururka labaxay Khilaafada Islaamka ay dileen 15 qof oo horey booliska uga mid ahaan jiray.<br \/>\nDadkaasi waxay ahaayeen maxaabiis muddo gacanta ugu jiray daacish.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobeey ayaa waxay sheegeysaa inay heleyso warar ku saabsan in ururka labaxay Khilaafada Islaamka ay dilayaan dadka shacab ah. UN ayaa sheegeysa in dilalkaasi ay ka dhacayaan magaalada Moosil ee dalka Ciraaq. Magaaladaasi waxaa ku wajahan ciidamada Ciraaq oo garab ka helaya kuwa Mareykanka, Kurdiyiinta iyo maleeshiyaad kale oo is beheystay. Qaramada midoobey ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26988,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26987","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-71h","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26987","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26987"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26987\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}