{"id":26977,"date":"2016-10-25T13:31:40","date_gmt":"2016-10-25T13:31:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26977"},"modified":"2016-10-25T13:31:40","modified_gmt":"2016-10-25T13:31:40","slug":"daawo-wasiir-ku-xigeenka-cadaalada-somaliland-oo-ka-hadley-mashaariicda-horumarineed-ee-xukuumadu-ka-hirgalisay-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/25\/daawo-wasiir-ku-xigeenka-cadaalada-somaliland-oo-ka-hadley-mashaariicda-horumarineed-ee-xukuumadu-ka-hirgalisay-gobolka-sool\/","title":{"rendered":"Daawo Wasiir ku xigeenka  Cadaalada Somaliland Oo ka Hadley Mashaariicda Horumarineed ee Xukuumadu ka Hirgalisay Gobolka Sool"},"content":{"rendered":"<div dir=\"ltr\">Hargeysa(AN )Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Somaliland Yuusuf Axmed Faarax (Aflahaar) \u00a0Oo Maanta Warbaahinta Qaranka Somailand Ugu Waramayey Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka Hadley Arimo ay ka mid yihiin Mashaariicda Horumarineed ay Xukuumada Somaliland ka Hirgalisay Gobolka Sool,Diwaangalintii laga Hirgaliyey Gobolada Bariga Somaliland ee sida Habsimada ah ku soo Gabagabowday,Wada Hadalka ay Xukuumada Somaliland la Furtey Kooxda Khaatumo.iyo Sidoo kale Iyo Safarkii Taariikhiga ahaa ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland ku tagay Gobolada bari ee Somaliland ee uu u Hayday Magaalada Laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool.iyo Sidoo kale Dib U Habaynta Balaadhan oo lagu Sameeyey laamaha \u00a0Cadaalada iyo Garsoor Somaliland \u00a0iyo Arimo kale<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lBTG3a94_KE\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN )Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Somaliland Yuusuf Axmed Faarax (Aflahaar) \u00a0Oo Maanta Warbaahinta Qaranka Somailand Ugu Waramayey Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka Hadley Arimo ay ka mid yihiin Mashaariicda Horumarineed ay Xukuumada Somaliland ka Hirgalisay Gobolka Sool,Diwaangalintii laga Hirgaliyey Gobolada Bariga Somaliland ee sida Habsimada ah ku soo Gabagabowday,Wada Hadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24524,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-717","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26977"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26977\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}