{"id":26933,"date":"2016-10-24T14:06:34","date_gmt":"2016-10-24T14:06:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26933"},"modified":"2016-10-24T14:06:34","modified_gmt":"2016-10-24T14:06:34","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-ka-hadley-loolan-la-sheegay-in-loogu-jiro-kursiga-gudoomiyaha-ee-xisbigaasi-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/24\/xisbiga-kulmiye-oo-ka-hadley-loolan-la-sheegay-in-loogu-jiro-kursiga-gudoomiyaha-ee-xisbigaasi-muuqaal\/","title":{"rendered":"XISBIGA KULMIYE OO KA HADLEY LOOLAN LA SHEEGAY IN LOOGU JIRO KURSIGA GUDOOMIYAHA EE XISBIGAASI + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Arabsiyo News&#8211;Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Axmed Cabdi \u00a0Dheere ayaa waxaa uu ka hadley loolan la sheegay in uu\u00a0 xisbigaasi ka dhex curtey isla markaana loogu jiro hanashada kursiga gudoomiye nimo ee xisbigaasi<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-26992 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Kulmiye.png?resize=407%2C248\" sizes=\"auto, (max-width: 407px) 100vw, 407px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Kulmiye.png?w=575 575w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Kulmiye.png?resize=300%2C183 300w\" alt=\"Kulmiye\" width=\"407\" height=\"248\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Muddane Axmed Cabdi Dheere waxaa uu sheegay in aanay wararkaasi waxba ka jirin\u00a0 isla markaana aanu meesha yaalin wax loolan ah oo ka dhaxeeya wasiirka madaxtooyda Maxamuud Xaashi iyo gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi Maxamed Kaahin\u00a0 oo la sheegay in ay ku hirdamayaan hanashada kursiga gudoomiye nimo ee xisbigaasi<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaas<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/h99IHGgU2GM\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Axmed Cabdi \u00a0Dheere ayaa waxaa uu ka hadley loolan la sheegay in uu\u00a0 xisbigaasi ka dhex curtey isla markaana loogu jiro hanashada kursiga gudoomiye nimo ee xisbigaasi Muddane Axmed Cabdi Dheere waxaa uu sheegay in aanay wararkaasi waxba ka jirin\u00a0 isla markaana aanu meesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14108,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-70p","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26933"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26933\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}