{"id":26928,"date":"2016-10-24T13:19:00","date_gmt":"2016-10-24T13:19:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26928"},"modified":"2016-10-24T13:19:00","modified_gmt":"2016-10-24T13:19:00","slug":"wasiir-cadaani-beenta-kumaan-aqoon-balse-madaxweynaha-ayuu-jecel-yahay-iyo-hawlo-kale-ayaa-lagu-sheeg-sheegaa-musharax-cabdiraxmaan-ciro-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/24\/wasiir-cadaani-beenta-kumaan-aqoon-balse-madaxweynaha-ayuu-jecel-yahay-iyo-hawlo-kale-ayaa-lagu-sheeg-sheegaa-musharax-cabdiraxmaan-ciro-muuqaal\/","title":{"rendered":"\u201cWASIIR CADAANI BEENTA KUMAAN AQOON BALSE MADAXWEYNAHA AYUU JECEL YAHAY IYO HAWLO KALE AYAA LAGU SHEEG SHEEGAA \u201d MUSHARAX CABDIRAXMAAN CIRO + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Arabsiyo News&#8211;Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu ka jawaabey Hadlo maanta ka soo yeedhay Wasiirka warfaafinta kaas oo shegay in Cabdiraxamaan Ciro Naceb yahay Askarta .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-34963 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Ciro-s.png?resize=458%2C363\" sizes=\"auto, (max-width: 458px) 100vw, 458px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Ciro-s.png?w=458 458w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Ciro-s.png?resize=300%2C238 300w\" alt=\"ciro-s\" width=\"458\" height=\"363\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Musharax Ciro waxaa uu sheegay in hadalkaasi uu yahay mid aanay waxba ka jirin isla markaana been abuur ah , wasiir Cadaanina aanu beenta ku aqoon balse madaxweynaha ayuu jecel yahay iyo hawlo kale lau xanto<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdiraxmaan Ciro waxaa\u00a0 firiimo u diray saxiibkii\u00a0 Axmed Muumin\u00a0 waxaana uu sheegay in tabashada uu tabanayo la dhameyn doono<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vDrVKae0hzU\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu ka jawaabey Hadlo maanta ka soo yeedhay Wasiirka warfaafinta kaas oo shegay in Cabdiraxamaan Ciro Naceb yahay Askarta . Musharax Ciro waxaa uu sheegay in hadalkaasi uu yahay mid aanay waxba ka jirin isla markaana been abuur ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26929,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26928","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-70k","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26928"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26928\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}