{"id":2692,"date":"2014-12-27T14:02:33","date_gmt":"2014-12-27T14:02:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2692"},"modified":"2014-12-27T14:02:33","modified_gmt":"2014-12-27T14:02:33","slug":"badhasaabka-saaxil-waxaan-leeyahay-bal-inaad-gaadhiga-calanku-noo-saaran-yahay-iyo-xilkaanu-sidno-celiso-waa-inoo-berbera-xildhibaan-qabile","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/27\/badhasaabka-saaxil-waxaan-leeyahay-bal-inaad-gaadhiga-calanku-noo-saaran-yahay-iyo-xilkaanu-sidno-celiso-waa-inoo-berbera-xildhibaan-qabile\/","title":{"rendered":"Badhasaabka Saaxil Waxaan Leeyahay Bal Inaad Gaadhiga Calanku Noo Saaran yahay iyo Xilkaanu Sidno Celiso Waa Inoo Berbera\u201d Xildhibaan Qabile"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/bc76661ace63caaf504a2f2f2e4b5159_M.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2696\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/bc76661ace63caaf504a2f2f2e4b5159_M-225x300.jpg?resize=225%2C300\" alt=\"bc76661ace63caaf504a2f2f2e4b5159_M\" width=\"225\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeysa (AN) Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile,oo ka tirsan Golaha Wakiilada,kana mid ah Guddida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ayaa sheegay inaanu awood u lahayn Gudoomiyaha Gobolka\u00a0 Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar inuu Guddida Wakiilada ka hor istaago Gobolka Saaxil.<\/p>\n<p>Kaddib Warbixin Musuqmaasuq oo Guddidu soo saartay todobaadkii hore ayuu Badhaasabka Saaxil tilmaamay inay been ka sheegeen isuduweyaasha Saaxil islamarkaana aanay wax cabasho ah qabin Shaqaalaha iyo wakiilada Wasaaraddaha u jooga Gobolkaasi, sidaasi darteedna aanay Guddida Ilaalinta hantida qaranku dib u soo gali doonin Gobolka Saaxil.<\/p>\n<p>\u201cFahmi waa Nin aanu Saaxiib ahaan jiray, waa Nin Golaha wakiilada ka mid ahaan jiray oo garanaya Waajibaadka iyo XIl gudashada Golaha, laakiin, wuxuu ku biiray Maamulada Farriinta wax loogu sheego ee aan Sharciga waxba ku fahmin\u201d ayuu yidhi XIldhibaan Qabile.<\/p>\n<p>Xildhibaan Qabile oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi \u201cWaxaan Badhasaabka u sheegayaa, anigoo Maxamed Faarax Qabile ah oo Gobolka Saaxil la iga soo doortay,kana mid ah Guddida ilaalinta hantida qaranka cid aanu uga dhawrsanaynaa ma jirto, Guddiduna adigay ku baadhaysaa oo mid kaa hooseeya ayay baadhaysaa oo Hay\u2019ad kasta oo Dakhli ayay baadhaysaa,markaa Askartaada sii diyaarso oo bal inay Calanka Gaadhiga noo sudhan iyo Xilka aanu sidno celiso waa inoo Berbera\u201d ayuu yidhi Xildhibaanku.<\/p>\n<p>Inta badan Hay\u2019addaha Dawladda siiba isku duwayaasha Gobolada ayaa si aada uga qayliyay warbixinta Guddida Wakiilada ka tirsan ka soo baxday. Guddida ayaa warbixinta ka soo Ururisay Gobolada badankooda iyagoo mudnaanta siinayay in Kharashka Miisaaniyadda ugu jira Gobolada ay sidii loogu talo galay u gaadhaan iyo inkale islamarkaana sheegay inay Ogaadeen in badiba kharashkaasi lagu isticmaalo Xarumaha Wasaaraddaha ee Hargeysa, maamulka Heer gobol ama degmo ee Wasaaradduhuna dulman yahay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile,oo ka tirsan Golaha Wakiilada,kana mid ah Guddida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ayaa sheegay inaanu awood u lahayn Gudoomiyaha Gobolka\u00a0 Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar inuu Guddida Wakiilada ka hor istaago Gobolka Saaxil. Kaddib Warbixin Musuqmaasuq oo Guddidu soo saartay todobaadkii hore ayuu Badhaasabka Saaxil tilmaamay inay been ka sheegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2696,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2692","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Hq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2692","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2692"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2692\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}