{"id":26909,"date":"2016-10-24T07:29:56","date_gmt":"2016-10-24T07:29:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26909"},"modified":"2016-10-24T07:29:56","modified_gmt":"2016-10-24T07:29:56","slug":"war-deg-deg-ah-dagaal-xoogan-oo-saakay-dib-uga-qarxay-magaalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/24\/war-deg-deg-ah-dagaal-xoogan-oo-saakay-dib-uga-qarxay-magaalada-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah: Dagaal Xoogan oo saakay dib uga qarxay Magaalada Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo {AN}&#8211;Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in saakay dagaal aad u xoogan in uu dib uga qarxay galbeedka magaaladaasi gaar ahaan aagaga ay isku hor fadhiyeen Ciidamada Maamulada Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa lasoo sheegayaa in uu yahay mid aad u culus oo labada dhinac isku adeegsanayaan hubka culus iyo kuwa fudud, dhawaqa rasaasta culus ay is dhaafsanayaan labada dhinac ayaa laga maqlayaa xaafadaha magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Sida aan Wararka ku heleyno dagaalka ka socda magaalada Gaalkacyo ayaa saakay ah mid aad u culus oo si xoogan ku bilowday, walina lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalkan dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Dagaalka Gaalkacyo ayaa noqday mid aan dhamaad laheyn oo socdo ku dhawaad mudo bil ah, mana jirto ilaa hada cid dagaalka horumar ka sameesay ama ku faa&#8217;iiday , walina ma muuqato in ay diyaar u yihiin labada maamul in ay nabada qaataan lana joojiyo dagaalka dhiiga ku daadanayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo {AN}&#8211;Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in saakay dagaal aad u xoogan in uu dib uga qarxay galbeedka magaaladaasi gaar ahaan aagaga ay isku hor fadhiyeen Ciidamada Maamulada Galmudug iyo Puntland. Dagaalka ayaa lasoo sheegayaa in uu yahay mid aad u culus oo labada dhinac isku adeegsanayaan hubka culus iyo kuwa fudud, dhawaqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15910,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-701","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26909"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26909\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}