{"id":26869,"date":"2016-10-23T12:42:07","date_gmt":"2016-10-23T12:42:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26869"},"modified":"2016-10-23T12:42:07","modified_gmt":"2016-10-23T12:42:07","slug":"daacish-oo-dhabar-jabisay-ciidamada-ciraaq-iyo-xabado-af-gelis-ah-oo-la-isku-asqeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/23\/daacish-oo-dhabar-jabisay-ciidamada-ciraaq-iyo-xabado-af-gelis-ah-oo-la-isku-asqeeyay\/","title":{"rendered":"Daacish oo Dhabar jabisay ciidamada Ciraaq iyo Xabado af gelis ah oo la isku asqeeyay"},"content":{"rendered":"<p>Ciraaq{AN}&#8211;Xoogaga kooxda Daacish ayaa si weyn u dhabar jabiyay ciidamada Milatariga dalka Ciraaq iyo maleeshiyadaka Kurdiyiinta oo maalmahaan dambe weerar culus ku qaaday magaalada Mosuul oo ah caasimada labaad ee dalka Ciraaq .<\/p>\n<p>Daacish ayaa weeraro qrsheeysan ku qaaday magaalada Kirkuk oo ku taala waqooyiga dalka Ciraaq waxeeyna weeraro is miidaamin iyo mid toos ah ku galeen xarumo Boolisku leeyihiin iyo Warshad caan ka ah deegaankaas .<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dzvxIaBHbcA\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciraaq{AN}&#8211;Xoogaga kooxda Daacish ayaa si weyn u dhabar jabiyay ciidamada Milatariga dalka Ciraaq iyo maleeshiyadaka Kurdiyiinta oo maalmahaan dambe weerar culus ku qaaday magaalada Mosuul oo ah caasimada labaad ee dalka Ciraaq . Daacish ayaa weeraro qrsheeysan ku qaaday magaalada Kirkuk oo ku taala waqooyiga dalka Ciraaq waxeeyna weeraro is miidaamin iyo mid toos ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26870,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26869","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Zn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26869","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26869"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26869\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}