{"id":26793,"date":"2016-10-22T08:50:39","date_gmt":"2016-10-22T08:50:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26793"},"modified":"2016-10-22T08:50:39","modified_gmt":"2016-10-22T08:50:39","slug":"war-deg-deg-ah-dowlada-mareykanka-oo-soo-saartay-war-aysan-ku-farxin-dowlada-itoobiya-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/22\/war-deg-deg-ah-dowlada-mareykanka-oo-soo-saartay-war-aysan-ku-farxin-dowlada-itoobiya-sababta\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah Dowlada Mareykanka oo soo saartay war aysan ku farxin Dowlada Itoobiya  + Sababta"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Dowlada Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniintiida in aysan tagin xiligan gobolada dalka Itoobiya, waxa ayna Dowladu sheegtay in dalkaasi qeybo badan oo kamid ah ay ka socdaan rabshado iyo kacdoono ay sameenayaan qoymiyado.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Waaarada Arimaha Dibada ayaa looga digay Muwaadiniinta dalka Mareykanka in ay tagaan gobolada dalka Itoobiya, waxa ayna Wasaarado sheegtay inay dhibaato kasoo gaari karto muwaadiniintooda rabashadaha socda.<\/p>\n<p>Wasaarada Arimaha Dibbada ayaa ku wargalisay Muwaadiniinta Mareykanka ila amar dambe aysan tagin dalka Itoobiya, waxa ayna Wasaaradu tilmaantay in Safaaradooda kutaala Itoobiya aysan xiligan awood u laheyn in ay qabato fulimta adeegyada ay u baahinyihiin Muwaadiniinta Mareykanka.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah gobolada dalka Itoobiya waxaa ka soda kacdoono ay sameenayaan Qoymiyadaha Oromada iyo Amxaarada , waxa ayna qoymiyadahan kasoo horjeedaan tacadiyo ay ku heyso Dowlada ay hogaamiyaan Qoymiyada Tigreeda laga tirada badan yahay.<\/p>\n<p>Warkan kasoo baxay Dowlada Mareykanka ayaan ka farxin Dowlada Itoobiya oo marar badan horey u sheegtay in kacdoonada jira aysan aheyn kuwa sidaa u weyn, waxaaan hada dalka Itoobiya ka jira walaac laga qabo in kacdoonadan sii xoogeestaan dalkana qalalaase xoogan uu faraha la galo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Dowlada Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniintiida in aysan tagin xiligan gobolada dalka Itoobiya, waxa ayna Dowladu sheegtay in dalkaasi qeybo badan oo kamid ah ay ka socdaan rabshado iyo kacdoono ay sameenayaan qoymiyado. War qoraal ah oo kasoo baxay Waaarada Arimaha Dibada ayaa looga digay Muwaadiniinta dalka Mareykanka in ay tagaan gobolada dalka Itoobiya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26793","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Y9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26793","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26793"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26793\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}