{"id":26737,"date":"2016-10-20T17:03:40","date_gmt":"2016-10-20T17:03:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26737"},"modified":"2016-10-20T17:03:40","modified_gmt":"2016-10-20T17:03:40","slug":"gen-moorgan-oo-ku-guuldaraystay-xubinnimadda-aqalka-sare-ee-barlamaanka-federaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/20\/gen-moorgan-oo-ku-guuldaraystay-xubinnimadda-aqalka-sare-ee-barlamaanka-federaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Gen Moorgan oo ku guuldaraystay xubinnimadda Aqalka sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Garowe (AN) Gen Maxamed Siciid Xirsi Morgan \u00a0oo u tartamayay xubinnimadda Aqalka sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa\u00a0ku guuldaraystay inuu helo kursigaas, waxaana ka guulaystay \u00a0Bootaan Barre Samatar oo ah nin Ganacsade ah oo aan hore saaxada siyaasadda looga aqoon.<\/p>\n<p>Guddiga doorashooyinka \u00a0dadban ee federaalka oo ku dhawaaqay natiijadda codbixinta ayaa sheegay in Bootaan Samatar uu \u00a0codadkii la tiriyay uu ka\u00a0helay 38 Cod, halka uu Gen Morgan \u00a0helay 27 cod kaliya,<\/p>\n<p>Gen Morgan waxaa hore liiska ugula jiray Guddoomiye K\/xigeenkii Labaad ee barlamaanka Dowladda federaalka Mahad Cawad oo isagu isaga baxay, Waxaa kaloo isaguna tartanka Ka baxay Maxamuud Gumbe oo sidoo kale ay kuwada jireen Tartanka.<\/p>\n<p>Gen Maxamed Siciid Xirsi Morgan wuxuu ahaan General ka tirsan Ciidamadii Xooga Dalka Soomaaliyee, isagoo marna noqday Wasiirkii Gaashaandhiga Dowladdii Millateriga Soomaaliya, Waxaa kaloo uu ka mid ahaa Hoggaamiye Kooxeedyadii Soomaaliya Sanadihii 1991-dii ilaa 2004tii.<br \/>\nGeesta kale, Siyaasi Cali Ismaaciil Cabdi Giir \u00a0oo ka mid ahaa Asaasayaashii dowladda puntland, islamarkaana jagooyin kala duwan ka soo qabtay Puntland iyo dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu ka mid noqdo Aqalka Sare ee Federaalka Soomaaliya, Waxaana ka guulaystay Farxaan Cali Xuseen oo helay 36 Cod, Halka uu isagu helay 29 cod oo kaliya.<\/p>\n<p>Musharixiinta kale ee ku guulaystay Aqalka Sare waxaa ka mid ah Prof C\/risaaq Xasan Juurile oo si dirqi ah uga badiyay \u00a0Hodan Ismaaciil oo la tartamasay, wuxuuna helay 33 Cod, halka ay heshay 32 cod.<\/p>\n<p>Codaynta Doorashadda Aqalka Sar ee xubnaha u matalaya Puntland ayaa weli ka socoto Hoolka Barlamaanka Puntland, Waxaana la filayaa in saacadaha soo socda la soo gabagabeeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe (AN) Gen Maxamed Siciid Xirsi Morgan \u00a0oo u tartamayay xubinnimadda Aqalka sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa\u00a0ku guuldaraystay inuu helo kursigaas, waxaana ka guulaystay \u00a0Bootaan Barre Samatar oo ah nin Ganacsade ah oo aan hore saaxada siyaasadda looga aqoon. Guddiga doorashooyinka \u00a0dadban ee federaalka oo ku dhawaaqay natiijadda codbixinta ayaa sheegay in Bootaan Samatar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26738,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Xf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26737"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26737\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}