{"id":26714,"date":"2016-10-20T06:30:03","date_gmt":"2016-10-20T06:30:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26714"},"modified":"2016-10-20T06:30:03","modified_gmt":"2016-10-20T06:30:03","slug":"daawo-magaalo-shacabkeedu-caydhiyeen-dhamaansiyaasiintii-booliskiiiyo-budhcada-daroogada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/20\/daawo-magaalo-shacabkeedu-caydhiyeen-dhamaansiyaasiintii-booliskiiiyo-budhcada-daroogada\/","title":{"rendered":"Daawo: Magaalo Shacabkeedu Caydhiyeen DhamaanSiyaasiintii, BooliskiiIyo Budhcada Daroogada"},"content":{"rendered":"<p>Cheran (Arabsiyo News) Magaaladan oo lagu magacaabo Cheran, oo ku taala galbeedka badhtamaha Mexico waxay dadka ku dhaqani sameeyeenkacdoon ka dhan ah, siyaasiyiinta, mujrimiinta iyo booliska, waxaanay doorteen haweenay Beel-daaje u noqota oo maamul ahaan u hogaamisa.<\/p>\n<p>Magaalada Cher\u00e1n waa xarunta gobolka Michoac\u00e1n ee dalka Mexico, ayna ku nool yihiin dad lagu qiyaaso 200.000 kun oo qof, ayaa talaabada ay dadka ku nooli ka qaateen siyaasiyiinta, booliska iyo kooxaha rabshad wadayaasha daroogaduna waxay walaac wayn ku abuurtay maamulka dalka Mexico iyo siyaasiyiinta kala duwan ee dalkaas.<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/D96JSQvy0Qo?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cheran (Arabsiyo News) Magaaladan oo lagu magacaabo Cheran, oo ku taala galbeedka badhtamaha Mexico waxay dadka ku dhaqani sameeyeenkacdoon ka dhan ah, siyaasiyiinta, mujrimiinta iyo booliska, waxaanay doorteen haweenay Beel-daaje u noqota oo maamul ahaan u hogaamisa. Magaalada Cher\u00e1n waa xarunta gobolka Michoac\u00e1n ee dalka Mexico, ayna ku nool yihiin dad lagu qiyaaso 200.000 kun [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26715,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26714","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6WS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26714","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26714"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26714\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}