{"id":26670,"date":"2016-10-19T08:29:12","date_gmt":"2016-10-19T08:29:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26670"},"modified":"2016-10-19T08:29:12","modified_gmt":"2016-10-19T08:29:12","slug":"maxkamad-xukun-adag-ku-riday-nin-kenyan-ah-oo-eedeyn-yaab-leh-loo-jeediyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/19\/maxkamad-xukun-adag-ku-riday-nin-kenyan-ah-oo-eedeyn-yaab-leh-loo-jeediyey\/","title":{"rendered":"Maxkamad xukun adag ku riday nin Kenyan ah oo eedeyn yaab leh loo jeediyey"},"content":{"rendered":"<p>Kenya {Arabsiyo News}&#8211;Nin lagu lagu magacaabo Simon Karuga Gitau, oo 32 jir ah ayaa lagu xukumay 10 sano oo xabsi ah ka dib markii Maxkamad ku taalla dalka Kenya ay ku eedeeysay inuu u safray Soomaaliya. Simon Karuga ayaa la xiray bishii dhamaatay ee September, waxaana gacanta ku dhigay dadka degaanka ee dhinaca Soomaaliya, kuwaasoo ku wareejiyay Booliska Soomaaliya oo iyana ku sii wareejiyey Ciidanka Kenya. Qareenka u doodaya ninkan ayaa sheegay in Simon uusan u socon Soomaaliya ee uu doonayay inuu ka shaqeysto Mandhera. Hase ahaatee garsooraha Maxkamadda ayaa ku caddeeyay in meel 8km gudaha ugu jirta Soomaaliya laga soo qabtay ninkan. Qareenku waxaa uu sheegay in uu raadinayay Guri raqiis ah oo uu ka kireysto Mandhera, hase ahaatee garsooraha ayaa ku gacan seyray hadalka qareenka. Xukuumada Kenya ayaa horey u sheegtay in qof kasta oo Kenyan ah una safraya Soomaaliya oo aan heysan dal ku gal saxan uu noqonayo qof u socda inuu ku biiro Al-shabaab.<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kenya {Arabsiyo News}&#8211;Nin lagu lagu magacaabo Simon Karuga Gitau, oo 32 jir ah ayaa lagu xukumay 10 sano oo xabsi ah ka dib markii Maxkamad ku taalla dalka Kenya ay ku eedeeysay inuu u safray Soomaaliya. Simon Karuga ayaa la xiray bishii dhamaatay ee September, waxaana gacanta ku dhigay dadka degaanka ee dhinaca Soomaaliya, kuwaasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25012,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26670","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Wa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26670"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26670\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}