{"id":26635,"date":"2016-10-18T08:54:12","date_gmt":"2016-10-18T08:54:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26635"},"modified":"2016-10-18T08:54:12","modified_gmt":"2016-10-18T08:54:12","slug":"war-deg-deg-ah-al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegtay-degaan-cusub-oo-ka-tirsan-gobolka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/18\/war-deg-deg-ah-al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegtay-degaan-cusub-oo-ka-tirsan-gobolka\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah : Al-Shabaab oo dagaal kula wareegtay degaan cusub oo ka tirsan gobolka &#8230;."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dagaalyahano taabacsan Al-shabaab ayaa xalay dagaal kula wareegay degaanka Ceel-wareegow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya oo saldhig ku lahaa degaanka Ceel-wareegow ayaa xalay la dagaalamay xoogaga Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday.<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa sheegaya in ciidamada dowlada ay markii dambe halkaas isaga baxeen, ayna degaanka maamulkiisa la wareegeen xoogaga weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Baraha internetka ee taageera Al-shabaab ayaa qoray in weerarkaas ciidamada dowlada loogu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, hase ahaatee ma jiraan warar madax banaan oo sheegaya khasaaraha ka dhashay weerarkan.<\/p>\n<p>Arintan ayaa ku soo aadeysa xili ay soo baxeen shalay warar sheegaya in xoogaga Al-shabaab ay sidoo kale la wareegeen degaanka Muuri oo ku dhow degmada Afgooye ee isla gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n<p>Weeraradan ayaa u muuqda kuwo Al-shabaab ay dardar gelineyso qabashada degaano cusub, iyagoo ka faa\u2019iideysanaya dowlada Somalia oo ku mashquulsan doorashooyinka dalka laga qaban-qaabinayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dagaalyahano taabacsan Al-shabaab ayaa xalay dagaal kula wareegay degaanka Ceel-wareegow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose. Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya oo saldhig ku lahaa degaanka Ceel-wareegow ayaa xalay la dagaalamay xoogaga Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday. Goob joogayaal ayaa sheegaya in ciidamada dowlada ay markii dambe halkaas isaga baxeen, ayna degaanka maamulkiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26635","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6VB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26635","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26635"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26635\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26635"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26635"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26635"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}