{"id":26612,"date":"2016-10-17T19:34:28","date_gmt":"2016-10-17T19:34:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26612"},"modified":"2016-10-17T19:34:28","modified_gmt":"2016-10-17T19:34:28","slug":"journaalka-indian-ocean-oo-warbaxin-ka-qoray-wasiirki-hore-ee-madaxtooyada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/17\/journaalka-indian-ocean-oo-warbaxin-ka-qoray-wasiirki-hore-ee-madaxtooyada-somaliland\/","title":{"rendered":"Journaalka Indian Ocean oo Warbaxin Ka Qoray Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Adis-ababa(AN)Wargeyska caanka ah ee The Indian Ocean oo ka soo baxa dalka Faransiiska ayaa todobaadkan warbixin xiiso badan ka qoray ku biiriddii Wasiirkii hore Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali ku biiray xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Wargeyska ayaa Sabtidii dhawayd boggiisa siddeedaad kaga warramay saamaynta taban ee Xirsi ku keeni karo xisbiga Waddani.Warbixintan oo af-Soomaali u turjumanay ayaa u dhignayd sidan:<\/p>\n<p>&#8220;Kaddib isku-daygii inqilaab ee bishii Oktoobar 2015kii, Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Soomaalilaan Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa mar keliya ka soo dhex mudhay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Guddoomiyaha Xisbiga Waddani isla markaana ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaalilaan Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa Xirsi u xushay inuu ahaado Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani 5tii bishan. Jawaab celinta diidmada ah ee bulshada caalamku maba ay sii raagin. Markiiba dawladda Itoobiya ayaa ka muujisay walaac xoogan oo ay ka qabaan wasiir Xirsi. Sirdoonka Maraykanka iyo Itoobiya ayaa iyaguna si dhaw ula socda dhaqdhaqaaqa Xirsi sababtoo ah waxa uu ku lug lahaa koox diimeed xag jira oo uu ka sameeyay Burco sannadkii 2008dii.<\/p>\n<h1><strong>Halkan kaga Bogo Maqaalkii uu Wargaysku ka Qoray Xirsi<\/strong><\/h1>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/plo.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-26613 \" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/plo-300x151.jpg?resize=696%2C350\" alt=\"plo\" width=\"696\" height=\"350\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Adis-ababa(AN)Wargeyska caanka ah ee The Indian Ocean oo ka soo baxa dalka Faransiiska ayaa todobaadkan warbixin xiiso badan ka qoray ku biiriddii Wasiirkii hore Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali ku biiray xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Wargeyska ayaa Sabtidii dhawayd boggiisa siddeedaad kaga warramay saamaynta taban ee Xirsi ku keeni karo xisbiga Waddani.Warbixintan oo af-Soomaali u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26613,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Ve","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26612"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26612\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}