{"id":26572,"date":"2016-10-17T09:18:24","date_gmt":"2016-10-17T09:18:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26572"},"modified":"2016-10-17T09:18:24","modified_gmt":"2016-10-17T09:18:24","slug":"21-arday-hablo-ah-oo-hore-boko-haram-u-afduubatay-oo-dib-ula-midoobay-qoysaskoodii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/17\/21-arday-hablo-ah-oo-hore-boko-haram-u-afduubatay-oo-dib-ula-midoobay-qoysaskoodii\/","title":{"rendered":"21 Arday Hablo Ah Oo Hore Boko Haram U Afduubatay Oo Dib Ula Midoobay Qoysaskoodii"},"content":{"rendered":"<p><strong>Xaflad dareen badnayd ayaa lagu qabtay magaalada Abuja , taas oo lagu soodhawaynayay 21 ka habalaha ah ee dib uga soonoqday <\/strong><\/p>\n<p>Arabsiyo News&#8211;Xaflad\u00a0 dareen badnayd\u00a0 ayaa\u00a0 lagu qabtay\u00a0 magaalada\u00a0 Abuja , taas oo\u00a0 lagu soodhawaynayay\u00a0 21 ka habalaha\u00a0 ah ee dib uga soonoqday\u00a0\u00a0 Ururka Boko Haraman ee kadagaalama dalka Nigeria , xafladaas oo midkamida hablihii kahadashay ayaa sheegtay\u00a0 inay soo badbaadeen kadib\u00a0 markay kusugnaayeen 40 kii maalmood ee u danbeeyay cunto la\u2019aan , iyagoo sidoo kale kabadbaaday\u00a0 isku day dil.Hargeisa (HWN) Kow iyo Labaatan\u00a0 hablo ah oo kamid ahaa 276\u00a0 arday oo uu ururka Boko Haram qafaashay\u00a0 2014\u00a0 ayaa dib ugu soo noqday \u00a0qoysaskoodii , sida ay sheegtay Wakaalada Wararka ee BBC qaybteeda\u00a0 Caalamka lahadasha.<\/p>\n<p>Warbaahintu waxa ay intaas ku dartay\u00a0 inaanay cadeyn\u00a0 sida loo maareeyay wada hadalka\u00a0 soo deyn<\/p>\n<p><span id=\"spnCOntent\">ee hablaha ah ,\u00a0 balse\u00a0 saraakishu waxa ay sheegeen\u00a0 inuu socdo wada hadallada lagu damacsanyahay in habalahan ku jira gacanta Boko Haram lagaga soo daayo.<\/span><\/p>\n<p>Wali waxa maqan\u00a0 197\u00a0 kamida\u00a0 276 hablihii ay qafasheen ururkani \u00a0bishii\u00a0 April,2014<\/p>\n<p>Midkamida\u00a0 habaha oo ka hadashay xafladda waxa\u00a0 ay sheegtay\u00a0 inay ku jirtay keynta\u00a0 mar ay diyaarad qarax\u00a0 sooriday kaas oo agtayda ku dhacay balse aanan waxba kunoqon ayay tidhi .<\/p>\n<p>\u201cWax cunto ah\u00a0 maanaan cunin bil iyo tobon cisho laakiinse\u00a0 maanaan dhiman, Allah Mahaddii\u201d ayay kudartay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad dareen badnayd ayaa lagu qabtay magaalada Abuja , taas oo lagu soodhawaynayay 21 ka habalaha ah ee dib uga soonoqday Arabsiyo News&#8211;Xaflad\u00a0 dareen badnayd\u00a0 ayaa\u00a0 lagu qabtay\u00a0 magaalada\u00a0 Abuja , taas oo\u00a0 lagu soodhawaynayay\u00a0 21 ka habalaha\u00a0 ah ee dib uga soonoqday\u00a0\u00a0 Ururka Boko Haraman ee kadagaalama dalka Nigeria , xafladaas oo midkamida hablihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26573,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26572","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6UA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26572"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26572\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}