{"id":26569,"date":"2016-10-17T09:09:23","date_gmt":"2016-10-17T09:09:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26569"},"modified":"2016-10-17T09:09:23","modified_gmt":"2016-10-17T09:09:23","slug":"beesha-caalamka-oo-walaac-ka-muujisay-liiska-musharixiinta-aqalka-sare-ee-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/17\/beesha-caalamka-oo-walaac-ka-muujisay-liiska-musharixiinta-aqalka-sare-ee-somaliya\/","title":{"rendered":"BEESHA CAALAMKA OO WALAAC KA MUUJISAY LIISKA MUSHARIXIINTA AQALKA SARE EE SOMALIYA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Arabsiyo News&#8211;Qaramada Midoobay,Midowga Afrika,Midowga Yurub,IGAD,Italy,Sweden,The United Kingdom iyo Maraykanka ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin qaar kamid ah musharixiinta Aqalka Sare ee baarlamaanka oo taariiq ku leh dambiyo hore loo galay oo ay ka mid tahay argagaxisanimo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-30673 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/Beesha.jpg?resize=452%2C253\" sizes=\"auto, (max-width: 452px) 100vw, 452px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/Beesha.jpg?w=580 580w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/Beesha.jpg?resize=300%2C169 300w\" alt=\"Beesha\" width=\"452\" height=\"254\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Beesha caalamka ayaa sheegtay in ku soo darista doorashada muhiimka ah shaqsiyaad mas\u2019uul ka ahaa dhibaatooyinkii dalka ka soo dhacay kuna caan baxay dagaaladii sokeeye ee dalka soo maray waxa ay u tahay dib u dhac shacabka Soomaaliyeed iyadoo haatan la doonayo in ummada Soomaaliyeed ay bog cusub furtaan.<\/p>\n<p>Howlaha lagu diiwaangelinayo musharixiinta 275ka ee baarlamaanka ayaa socota mana aha in shaqsiyaad taariiq ku leh dambiyo iyo rabshado lagu soo daro liiska musharaxiinta ay ergada dooranayaan.<\/p>\n<p>\u201cSomalia waxa ay dib u dhis ku sameyneysaa sharciyadeeda iyo maamulkeeda kadib 25 sano oo dagaalo iyo rabshadao ay ka dhacayeen,\u201dayuu yidhi wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay\u00a0 said Michael Keating.<\/p>\n<p>Wakiilka Qaramada Midoobay ayaa intaas ku sii daray in beesha caalamka ay soo dhoweyn doonto haddii si cad loo diido in musharixiinta baarlamaanka lagu soo daro dadkii falalka dambiyada dalka ka geystey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Qaramada Midoobay,Midowga Afrika,Midowga Yurub,IGAD,Italy,Sweden,The United Kingdom iyo Maraykanka ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin qaar kamid ah musharixiinta Aqalka Sare ee baarlamaanka oo taariiq ku leh dambiyo hore loo galay oo ay ka mid tahay argagaxisanimo. Beesha caalamka ayaa sheegtay in ku soo darista doorashada muhiimka ah shaqsiyaad mas\u2019uul ka ahaa dhibaatooyinkii dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26570,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26569","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Ux","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26569"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26569\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}