{"id":26522,"date":"2016-10-16T11:05:00","date_gmt":"2016-10-16T11:05:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26522"},"modified":"2016-10-16T11:05:00","modified_gmt":"2016-10-16T11:05:00","slug":"warshadii-sibidhka-ee-berbera-oo-dib-loo-furayo-cida-maal-galin-doonta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/16\/warshadii-sibidhka-ee-berbera-oo-dib-loo-furayo-cida-maal-galin-doonta\/","title":{"rendered":"WARSHADII SIBIDHKA EE BERBERA OO DIB LOO FURAYO +\u00a0CIDA MAAL GALIN DOONTA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<h4>Arabsiyo News&#8211;Warshadii shamiitada ee magaalada Berbera ayaa warar soo baxayaa waxaa ay sheegayaan in Heshiis Loo wada dhan yahay Laga Gaadhay Samaynta warshada Sibidhka Berbera,Waxaana La filaya In Bilaha Inagu soo Socda Hawshaasi la Guda gali doono.<\/h4>\n<h4><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-34403 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/s.png?resize=463%2C347\" sizes=\"auto, (max-width: 463px) 100vw, 463px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/s.png?w=500 500w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/s.png?resize=300%2C225 300w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/s.png?resize=258%2C193 258w\" alt=\"s\" width=\"463\" height=\"347\" \/><\/h4>\n<\/div>\n<h4>Wararka xogaha ah ee arinan laga helay Ayaa \u00a0Sheegaysa in Xukuumada Somaliland\u00a0 Xalisay Dhamaan waxyaabihii Dibu Dhaca Ku Keenay in Laga faa\u2019iidaystto Buuraha Cokan ee Sibidhka iyo Istambarka Berbera,\u00a0 Haday Noqoto Ganacsatadii iyo Degaankii Reer saaxil,ba.<\/h4>\n<h4>Mid Ka Mida Ganacsatada Waawayn ee Danaynaysay in ay Albaabada u Furaan wax Soo saarka warshada Sibidhka Berbera Ayaa warbaahinta u sheegay \u00a0Shabakada in Xukuumada somaliland ay dariiqii Ugu Macquulsanaa u Martay Sidii Looga\u00a0 faa\u2019iidaysan lahaa Khayraadka Dalka Khaasatan Buurahan Dihin ee Sibidhka.<\/h4>\n<h4><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-34404 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/s2-1.png?resize=500%2C333\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/s2-1.png?w=500 500w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/s2-1.png?resize=300%2C200 300w\" alt=\"s2\" width=\"500\" height=\"333\" \/><\/h4>\n<h4>Ganacsdahan Ayaa Wuxuu daboolka Ka Qaaday in ay Iska kaashanayaan Mashuucan Samaynta Warshada sibidhka Berbera Sadex Qolo oo kala ah,<\/h4>\n<h4><strong>1.Gancsato Isku Tagtay oo Reer Somaliland ah<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>2.Shirkada Dahabshiil<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>3. Ganacsade Carbeed oo Reer Kuwayt ah<\/strong><\/h4>\n<h4>Hadaba Hadii sida La Sheegay u Hirgalo mashruucan Samaynta warshada Sibidhka Berbera Waxaa Bilaabmi Doona Shaqo Abuur Badan oo Kumanaan Kun oo Qof Ayaa Shaqo Ka Helli Doona , Xukummada talada Somaliland haysana taariikh Ayay u Noqon Doontaa Hirgalinta warshadani.<\/h4>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Warshadii shamiitada ee magaalada Berbera ayaa warar soo baxayaa waxaa ay sheegayaan in Heshiis Loo wada dhan yahay Laga Gaadhay Samaynta warshada Sibidhka Berbera,Waxaana La filaya In Bilaha Inagu soo Socda Hawshaasi la Guda gali doono. Wararka xogaha ah ee arinan laga helay Ayaa \u00a0Sheegaysa in Xukuumada Somaliland\u00a0 Xalisay Dhamaan waxyaabihii Dibu Dhaca Ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26523,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6TM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26522"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26522\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}