{"id":26502,"date":"2016-10-16T05:15:42","date_gmt":"2016-10-16T05:15:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26502"},"modified":"2016-10-16T05:15:42","modified_gmt":"2016-10-16T05:15:42","slug":"shabaab-oo-hoobiyaal-ku-dilay-gabdho-walaalo-ah-hooyo-ka-hadashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/16\/shabaab-oo-hoobiyaal-ku-dilay-gabdho-walaalo-ah-hooyo-ka-hadashay\/","title":{"rendered":"Shabaab oo Hoobiyaal ku dilay Gabdho Walaalo ah + Hooyo ka hadashay"},"content":{"rendered":"<p>Qoryoole {<strong>Arabsiy News<\/strong>)-Hooyada Labo Gabdhood oo walaalo ah ayaa ku dhintay labo kalena waay ku dhaawacmeen hoobiyaal Al-shabaab ay ku garaaceen degmada Qoryooley ee gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n<p>Ururka Midowga Africa oo Ciidamadooda ay ka howlgalaan meel ku dhow Qoryooley oo cambaareeyay weerarkaan.<\/p>\n<p>Xaawo Aadan Cusmaan oo ah Hooyada dhashay Gabdhaha Hoobiyaasha ku dhintay ayaa sheegtay in mid ka mid ah Labada Gabar ee ku dhintay weerarka ay lahayd uur far bilood ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale,Hooyo Xaawo ayaa sheegtay in canug yar oo dhashay Gabadheeda Hooyaha ku geeriyootay loola cararay Cisbitaal oo Xaaladiisa ay liidato.<\/p>\n<p>Ururka Al-shabaab ayaa mararka qaarkood Hoobiyaasha ay u wadaan Ciidanka ay dagaalka kula jiraan u weecda dad shacab aan waxba galabsan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kI0YIao_GXo\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoryoole {Arabsiy News)-Hooyada Labo Gabdhood oo walaalo ah ayaa ku dhintay labo kalena waay ku dhaawacmeen hoobiyaal Al-shabaab ay ku garaaceen degmada Qoryooley ee gobolka Sh\/hoose. Ururka Midowga Africa oo Ciidamadooda ay ka howlgalaan meel ku dhow Qoryooley oo cambaareeyay weerarkaan. Xaawo Aadan Cusmaan oo ah Hooyada dhashay Gabdhaha Hoobiyaasha ku dhintay ayaa sheegtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19042,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Ts","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26502"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26502\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}