{"id":26430,"date":"2016-10-15T05:27:39","date_gmt":"2016-10-15T05:27:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26430"},"modified":"2016-10-15T05:27:39","modified_gmt":"2016-10-15T05:27:39","slug":"madaxwaynaha-dalka-nigeria-muhamadu-buhari-ayaa-sheegay-inay-xaasskiisu-ku-eekaato-kaliya-jikada-kadib-markii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/15\/madaxwaynaha-dalka-nigeria-muhamadu-buhari-ayaa-sheegay-inay-xaasskiisu-ku-eekaato-kaliya-jikada-kadib-markii\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Dalka Nigeria\u00a0Muhamadu Buhari ayaa sheegay inay Xaasskiisu ku eekaato kaliya Jikada \u00a0Kadib markii &#8230;."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari oo ka jawaabayay dhaleecayn ka timid xaaskiisa ayaa yiri \u201dXaaskeyga waa inay ku ekaato howlaha jikada\u201d.<\/p>\n<p>Isagoo booqasho ku jooga dalka Jarmalka ayaa waxa uu yiri, \u201dMa garanayo xisbiga ay xaaskeyga ka tirsan tahay balse waxaan ogahay inay ka tirsan tahay jikadeyda, fadhigeyga iyo qolkeyga kale\u201d.<\/p>\n<p>Isagoo dhoola-caddaynaya ayaa waxa uu hadalkiisa sii raaciyay inuu xaaskiisa iyo mucaraadkaba ka khibrad badan yahay maadama uu u soo tartmay madaxtinnimada dalka seddax jeer markii afaraadna uu guuleystay.<\/p>\n<p>Wuxuu ka barbar hadlayay haweeneyda malaha ugu awooda badan dunida ahna hogaamiyaha Jarmalka Angela Markel. Waxaa la sheegay inay jaleecday dhiniciisa markii uu hadalkaasi ku dhawaaqayay.<\/p>\n<p>Xaaska Madaxweyne Buhari ayaa horay u sheegtay inaysan taageri doonin saygeyda mar dambe haddii uu isbadal ku samayn waayo dowladiisa.<\/p>\n<p>Marwo Caasha ayaa intaasi raacisay kaliya inay taageeri doonto madaxweyne Buhari haddii uu isbadal muuqda ka sameeyo dalka Nigeria.<\/p>\n<p>Caasha Buhari ayaa sheegtay in madaxweynaha uu xilal u magacaabay shakhsiyaad aan aaminsanayn afkaarta xisbiga talada haya ee APC.<\/p>\n<p>Caasho Buhari ayaa u sheegtay saygeeda inay tahay inuu wax ka dhagaysto taagerayaashiisii soo garab istaagay xiligii lagu jiray olalaha doorashada.<\/p>\n<p>Weriye ka tirsan BBC-da oo ku sugan Abuja ayaa sheegaya in xaaska Madaxweynaha Nigeria ayaa u muuqato inay u hadleysay dad taageersan madaxweyne Muxamadu Buhari oo filayay in xilal loo magacaabi doono ka dib markii la doortay madaxweynaha balse aan xilalkaasi helin.<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari oo ka jawaabayay dhaleecayn ka timid xaaskiisa ayaa yiri \u201dXaaskeyga waa inay ku ekaato howlaha jikada\u201d. Isagoo booqasho ku jooga dalka Jarmalka ayaa waxa uu yiri, \u201dMa garanayo xisbiga ay xaaskeyga ka tirsan tahay balse waxaan ogahay inay ka tirsan tahay jikadeyda, fadhigeyga iyo qolkeyga kale\u201d. Isagoo dhoola-caddaynaya ayaa waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26430","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Si","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26430"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26430\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}