{"id":26393,"date":"2016-10-14T05:49:28","date_gmt":"2016-10-14T05:49:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26393"},"modified":"2016-10-14T05:49:28","modified_gmt":"2016-10-14T05:49:28","slug":"boqorkii-ugu-xukunka-dheeraa-ee-soo-mara-adduunka-oo-geeriyooday-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/14\/boqorkii-ugu-xukunka-dheeraa-ee-soo-mara-adduunka-oo-geeriyooday-sawiro\/","title":{"rendered":"Boqorkii ugu xukunka dheeraa ee soo mara adduunka oo geeriyooday  + sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Boqorka wadanka Thailand Bhumibol Adulyadej, oo ah boqorka ugu xukunka dheeraa adduunka ayaa geeriyooday isagoo 88 sano jir ah.<\/p>\n<p>Sanooyin badan ayaa la sheegay inuu xanuunsanaa boqorka, laakiin xaaladiisa ayaa sii xumaatay maalmihii u danbeeyay, waxaana uu xukunka hayay tan iyo 1946-dii, waxaa loo arkayay inuu ahaa hogaamiye mideeyay Thailand.<\/p>\n<p>Boqortooyada ayaa Axaddii ka digtay in caafimaadka boqorka uusan wanaagsanayn. Boqolaal qof ayaa isugu soo baxday Isbitaalka lagu daweynayay boqorka.<\/p>\n<p>Sharciyo adag ayaa u yaalla dalka Thailand, kuwaasoo mamnuuc ka dhigaya in dadweynaha ay ka hadlaan cidii badali lahayd boqorka geeriyooday.<\/p>\n<p>Boqor Bhumibol, oo ku dhashay gobolka Massachusetts ee dalka Mraykanka ayaa boqortooyada wuxuu la wareegay, 9-kii June 1946 ka dib markii walaalkii boqor Ananda Mahidol uu dhintay.<\/p>\n<p>Geerida boqorka ayaa timid iyadoo dalkaasi uu wali ku jira xukun milatari oo yimid ka dib agfembigii dhacay sanaddii 2014-kii.<\/p>\n<p>Waxaa jirta cabsi ah in dhimashadiisa waddankan oo milatari ka taliyo u keento deganaansho la&#8217;aan, waxaana la rumeysan yahay inuu kursiga ka dhaxli doono wiilkiisa.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/baf.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/baf1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/baf2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/baf3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/baf4.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/baf5.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/baf6.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/baf7.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Boqorka wadanka Thailand Bhumibol Adulyadej, oo ah boqorka ugu xukunka dheeraa adduunka ayaa geeriyooday isagoo 88 sano jir ah. Sanooyin badan ayaa la sheegay inuu xanuunsanaa boqorka, laakiin xaaladiisa ayaa sii xumaatay maalmihii u danbeeyay, waxaana uu xukunka hayay tan iyo 1946-dii, waxaa loo arkayay inuu ahaa hogaamiye mideeyay Thailand. Boqortooyada ayaa Axaddii ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26394,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6RH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26393"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26393\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}