{"id":2639,"date":"2014-12-26T17:40:51","date_gmt":"2014-12-26T17:40:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2639"},"modified":"2014-12-26T17:40:51","modified_gmt":"2014-12-26T17:40:51","slug":"muslimiinta-sweden-oo-wel-wel-xoog-leh-ka-muujiyey-masaajidka-la-gubey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/26\/muslimiinta-sweden-oo-wel-wel-xoog-leh-ka-muujiyey-masaajidka-la-gubey\/","title":{"rendered":"Muslimiinta Sweden oo wel-wel xoog leh ka muujiyey Masaajidka la gubey"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/brand-jpg.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/brand-jpg-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"brand-jpg\" width=\"300\" height=\"169\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2640\" \/><\/a>Dab aad u xoog badan ayaa maalintii Khamiista qabsadey masaajid weyn oo ku yaala magaalada Eskilstuna bartmaha dalka Sweden.<\/p>\n<p>Sida laga soo xiganayo warbaahinta dalka Sweden, qof ayaa ku tuurey masaajidka dhalo baansiin ah kas oo qaraxu ka dhashey?. Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhaawacantey oo loo qaadey Isbitaalka.<\/p>\n<p>Xilliga dabku kacay ayaa ahayd maalinta ciida Kirismiska oo dalka Sweden looga yaqaan Jul, ma jirin wax dhaq-dhaqaaq ah oo magaalada ka socdey, waxaana masaajidka xiligaas ka socotey tukashada salaadda duhur, dadkii oo salaadda ku jira ayaa qof banaanka uga yimid ku qayliyey Masaajidku waa gubanayaa, kadibna dadku banaanka ayey u soo carareen iyada oo qabowga jirey uu ahaa mid aad u daran.<\/p>\n<p>Waxaa markiiba goobta yimid dabdemiyaal, waxaana masaajidka ku yaaley dhisme la degan yahay qaybtiisa hoose, dadkii oo dhan ayaa laga daad gureeyey dhismaha.<\/p>\n<p>Masaajidka ayaa ahaa kan ugu badan ee ay ku tukadaan dadka Soomaaldia ah ee degan Eskilistuna.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ururka Muslimiinta dalka Sweden Cumar Mustafe ayaa sheegey in dalka Sweden ay ku soo badaneyso Islaam nacaybka dadka qaba xaaladaasi ay wel-wel ku abureyso dhamaan Muslimiinta iyada oo dalka Sweden caan ku ahaa tixgelinta afkaarta iyo diimaha kala geddisan.<\/p>\n<p>Boliska amniga dalka Sweden ee loo yaqaan S\u00e4po zyaa hadda gacanta ku haysa baaritaanka waxa sababey dabka, sidaas waxaa saxaafadda u sheegtey Sirpa Franz\u00e9n oo arrimaha warbaahinta u qaabilsan S\u00c4PO, waxaana Booliskau baarayaan in arrimo siyaasadeed iyo denbiyp kale ay ka danbeeyaan masaajidka la gubey.<\/p>\n<p>Ma ahan markii u horeysey ee masaajid waxyeelo ka soo gaarto dadka ku kacsan Muslimiinta, horey waxaa loogu gubey masaajido kale goobaha weeraradu ka dhaceen waxaa kamid ah Stockholm, S\u00f6dert\u00e4lje. Eskilstuna, N\u00f6rk\u00f6ping Flen, Avesta, \u00d6rebr\u00f6 iyo magaalooyin kale oo badan., waana markii saddexaad oo isla magaalada Eskilstuna, waxyeelo loo geysto masaajid<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dab aad u xoog badan ayaa maalintii Khamiista qabsadey masaajid weyn oo ku yaala magaalada Eskilstuna bartmaha dalka Sweden. Sida laga soo xiganayo warbaahinta dalka Sweden, qof ayaa ku tuurey masaajidka dhalo baansiin ah kas oo qaraxu ka dhashey?. Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhaawacantey oo loo qaadey Isbitaalka. Xilliga dabku kacay ayaa ahayd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2640,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2639","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Gz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2639","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2639"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2639\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2639"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2639"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2639"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}