{"id":26374,"date":"2016-10-13T17:46:05","date_gmt":"2016-10-13T17:46:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26374"},"modified":"2016-10-13T17:46:05","modified_gmt":"2016-10-13T17:46:05","slug":"gaalkacyomagaalo-xudun-unoqotay-xiisad-coladeed-iyo-xaalada-cakiran-oo-soo-wajahday-bulshada-ku-dhaqan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/13\/gaalkacyomagaalo-xudun-unoqotay-xiisad-coladeed-iyo-xaalada-cakiran-oo-soo-wajahday-bulshada-ku-dhaqan\/","title":{"rendered":"Gaalkacyo:Magaalo Xudun unoqotay xiisad Coladeed iyo xaalada cakiran oo soo wajahday Bulshada ku dhaqan"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo(AN)Ugu yaraan Hal ruux ayaa ku dhintay, Afar kalena way ku dhaawacmeen dagaal iyo duqeymo culus oo dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Duqeymahaan, ayaa ku dhacaya qaybo ka mid ah Xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Gaalkacyo, ayaa waxaa is-weydaarsanaya ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n<p>Wararka ka imanaya aayaa soo sheegaya in Xaalad Adag ay ka taagan tahay Gaalkacyo, Shacabkii fara ku tiriska ahaa ee ku harayna ay isaga baxeen magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Duqeymaha Aayaa \u00a0ku dhacaya xaafado ka tirsan degmada Gaalkacyo oo ay dhinacyada Dagaalladu u dhexeeya isku-hor-fadhiyeen maalmahii lasoo dhaafay, Waxaana Magaalada ka jirta Xaalad cabsi leh,qeymaha ka socda Magaalada Gaalkacyo, kaasoo u dhexeeya Ciidammo kala taabacsan labadan maamul.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo(AN)Ugu yaraan Hal ruux ayaa ku dhintay, Afar kalena way ku dhaawacmeen dagaal iyo duqeymo culus oo dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Duqeymahaan, ayaa ku dhacaya qaybo ka mid ah Xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Gaalkacyo, ayaa waxaa is-weydaarsanaya ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland. Wararka ka imanaya aayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15460,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26374","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Ro","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26374","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26374"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26374\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}