{"id":26346,"date":"2016-10-13T10:40:29","date_gmt":"2016-10-13T10:40:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26346"},"modified":"2016-10-13T10:40:29","modified_gmt":"2016-10-13T10:40:29","slug":"daawo-mujaahid-cali-guray-oo-koomishanka-doorashooyinka-ku-tilmaamay-hablo-gashaantimo-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/13\/daawo-mujaahid-cali-guray-oo-koomishanka-doorashooyinka-ku-tilmaamay-hablo-gashaantimo-ah\/","title":{"rendered":"Daawo Mujaahid Cali Guray oo  Koomishanka Doorashooyinka ku tilmaamay Hablo Gashaantimo ah"},"content":{"rendered":"<p>Daawo Mujaahid Cali Guray oo \u00a0Koomishanka Doorashooyinka ku tilmaamay Hablo Gashaantimo ah<\/p>\n<p>Hargeisa{Arabsiyo News}&#8211;<\/p>\n<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah UCID ayaa waxaa uu walaac xoogan ka muujiyey in doorashada madaxtooyadu ay wakhtigeedii qabsoomi doonto dalka \u00a0isaga oo gudida doorashooyinka Somaliland ku sifeeyey qaar aan aqoon awoodohooda shaqo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Sidoo kale Muj.Cali Guray ayaa waxaa uu 7 xubnood ee kominshanka doorashooyinka Somaliland ku sifeeyey hablo gaashaatimo ah waxana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cCida laga doonaayo doorashada iyo halka ay mareyso , in ay suurto gal tahay iyo in ay\u00a0 wax ka dhiman yahiin ba waxaa weeye todobada xubnood ee kominshanka doorashooyinka \u00a0, 7 xubnood ee gudida doorashooyin kuna sidii hablo gashaatimo ah ayuun bay madaxa hoos u foororinayaan \u201d ayuu yidhi<\/p>\n<p>Dhinca kale mujaahidka oo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu gudida doorashooyinka ugu baaqay hadii aanay dalka doorasho ka qaban karin ay shacbiga u sheegaan<\/p>\n<p>\u201cKominshanka doorashooyinku awooda ay leeyihiin\u00a0 ma yaqaanan in ay iyagu yahiin cida masuulyada qaadeysa ee laga doonayo ma oga , cida laga rabaa ma aha xukuumada ee iyaga ayaa laga doonayaa in ay dalka doorasho ka qabtaan\u00a0 hadii aanay ka qaban kareena ay dadka u sheegan in aanay doorasho qaban kareen \u201d ayuu hadalkiisii ku soo koobay Muj.Cali Guray<\/p>\n<p>Halkan Hoose kaga Bogo Muuqaalkaasi<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vDFPvFpfyk8?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daawo Mujaahid Cali Guray oo \u00a0Koomishanka Doorashooyinka ku tilmaamay Hablo Gashaantimo ah Hargeisa{Arabsiyo News}&#8211; Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah UCID ayaa waxaa uu walaac xoogan ka muujiyey in doorashada madaxtooyadu ay wakhtigeedii qabsoomi doonto dalka \u00a0isaga oo gudida doorashooyinka Somaliland ku sifeeyey qaar aan aqoon awoodohooda shaqo &nbsp; Sidoo kale Muj.Cali Guray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[1,2],"tags":[],"class_list":["post-26346","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-uncategorized","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6QW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26346"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26346\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}