{"id":26336,"date":"2016-10-13T09:47:56","date_gmt":"2016-10-13T09:47:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=26336"},"modified":"2016-10-13T09:47:56","modified_gmt":"2016-10-13T09:47:56","slug":"dawlada-canada-oo-45-maalmood-kaga-baaraan-degaysa-aqoosniga-somaliland-ee-john-mckay-ka-jeediyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/13\/dawlada-canada-oo-45-maalmood-kaga-baaraan-degaysa-aqoosniga-somaliland-ee-john-mckay-ka-jeediyay\/","title":{"rendered":"DAWLADA CANADA OO 45 MAALMOOD KAGA BAARAAN DEGAYSA AQOOSNIGA SOMALILAND EE JOHN MCKAY KA JEEDIYAY\u00a0"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Ottawa(Arabsiyo News) dawlada dalka Canada ayaa laga filayaainay jawaab ka soo bixiso codsi ay saxeexeen qurba-jooga u dhashay Somaliland isla markaana xildhibaan John McKay jimcihii la soo dhaafay ka akhriyay baarlamaanka dhexdiisa\u00a0 dalab lagaga codsanayo dawlada Canada inay u aqoosato Somaliland dal madax banaan.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-30349 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Somalilandnimo.jpg?resize=708%2C377\" sizes=\"auto, (max-width: 708px) 100vw, 708px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Somalilandnimo.jpg?w=661 661w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Somalilandnimo.jpg?resize=300%2C160 300w\" alt=\"somalilandnimo\" width=\"708\" height=\"377\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaanu ahaa dalabku mid buuxiyay dhamaan shuruudihii looga baahnaa , waxaana saxeexay 295 taageere oo dhammaantood ka mid ahaa qurba jooga Somaliland ee degan Canada.<\/p>\n<p>Xildhibaankan oo wareysi gaara siiyay wargeyska DAWAN ayaa sheegay in dalabka noocan oo kale ah dawladoodu kaga soo jawaabto mudo 45 cisho ah, waxaanu tilmaamay in jawaabta rasmiga\u00a0 ah ka soo bixineyso soo jeedinta aqoonsiga Somaliland.<\/p>\n<p>Waxaana dalabkan soo gaadhsiiyay wargeyska DAWAN wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire waxaanu u dhignaa Sidan:\u2013 \u201cAnigo ka wakiila xukuumada Somaliland waxaan doonaya inaan kaga mahad celiyo ugudbinta dalabka aqoonsiga Somaliland ee baarlamaanka Canada Somaliland way u qalanta in loo aqoonsado dal madax banaan, waxaanay ugu leedahay xaq haday tahay sharciyan taariikhiyan ama bini,aadam nimo, waxaanan kugu soo lifaaqay cadeymaha sharci ee muujinaya sababta Somaliland ugu qalanto inay ictiraaf hesho\u201d<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ottawa(Arabsiyo News) dawlada dalka Canada ayaa laga filayaainay jawaab ka soo bixiso codsi ay saxeexeen qurba-jooga u dhashay Somaliland isla markaana xildhibaan John McKay jimcihii la soo dhaafay ka akhriyay baarlamaanka dhexdiisa\u00a0 dalab lagaga codsanayo dawlada Canada inay u aqoosato Somaliland dal madax banaan. Waxaanu ahaa dalabku mid buuxiyay dhamaan shuruudihii looga baahnaa , waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26336","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6QM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26336"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26336\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}