{"id":26274,"date":"2016-10-12T06:27:01","date_gmt":"2016-10-12T06:27:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26274"},"modified":"2016-10-12T06:27:01","modified_gmt":"2016-10-12T06:27:01","slug":"war-deg-deg-ah-maraykanka-oo-war-ka-soo-saaray-weerarkii-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/12\/war-deg-deg-ah-maraykanka-oo-war-ka-soo-saaray-weerarkii-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEG AH Maraykanka oo war ka soo saaray weerarkii Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Nayroobi (Arabsiyo News) War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Nairobi, waxaa lagu sheegay \u201cin dowladda Mareykanku ay si dhow ula shaqeyneyso dowladda federalka ee Soomaaliya, Maamulada Galmudug iyo Puntland si looga hadlo walaacii la xiriiray dhacdadii 28 September ee weerarkii isdifaacidda ahaa ee Mareykanku ka geysteen Galkacyo\u201d.<\/p>\n<p>War saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in Mareykanku ay ka war hayaan wararka dhimashada iyo dhaawaca Galkacyo iyagoo eedeymahaasi si xooggan u qaatay.<\/p>\n<p>Wasaaradda difaaca waxay bilowday inay qiimeyso cadeymaha rasmiga ah.<\/p>\n<\/div>\n<p>Safiirka Mareykanka ee Somaliya oo kulamo kula yeeshay, bishan October 6,7, iyo 8 Muqdisho, odoyaasha qabiilka, hoggaanka sare ee bulshada iyo siyaasadda Koonfurta Galkacyo, iyo madaxweynaha Galmudug ee Guled.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale wada hadal uu la yeeshay Madaxweynaha Puntland Gaas iyo ciidanka qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wada hadaladaasi danjiraha Mareykanku waxa uu ku nuuxnuuxsaday \u201cin Mareykanku doonayo inuu horumariyo xiriirka iyo wada shaqeynta ay la leeyihiin ciidanka ammaanka Galmudug iyo kuwa qaranka Soomaaliya si loola dagaallamo al-Shabaab\u201d.<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanku waxay ku boorisay maamulada Galmudug iyo Puntland \u201cinay wada hadal dhab ah galaan oo lagu xalinayo khilaafka ka dhex jira si loo gaaro xaalad nabadeed iyo dib u heshiisiin balaaran\u201d.<\/p>\n<p>Mareykanka waxaa ka go\u2019an \u201cinay la shaqeeyaan dhammaan Soomaalida si Soomaaliya ay u gaarto nabad, barwaaqo iyo ammaan\u201d ayuu intaas ku daray warka ay soo saartay safaarada Maraykanka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nayroobi (Arabsiyo News) War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Nairobi, waxaa lagu sheegay \u201cin dowladda Mareykanku ay si dhow ula shaqeyneyso dowladda federalka ee Soomaaliya, Maamulada Galmudug iyo Puntland si looga hadlo walaacii la xiriiray dhacdadii 28 September ee weerarkii isdifaacidda ahaa ee Mareykanku ka geysteen Galkacyo\u201d. War saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in Mareykanku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3344,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26274","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6PM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26274","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26274"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26274\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}