{"id":26167,"date":"2016-10-09T17:16:14","date_gmt":"2016-10-09T17:16:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26167"},"modified":"2016-10-09T17:16:14","modified_gmt":"2016-10-09T17:16:14","slug":"xoghayaha-xisbiga-wadani-oo-si-cad-uheegay-in-maxamed-biixi-yoonis-aanuu-ahayn-nin-doonaya-xoghaye-xisbi-oo-uu-yahay-nin-han-madaxweyne-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/09\/xoghayaha-xisbiga-wadani-oo-si-cad-uheegay-in-maxamed-biixi-yoonis-aanuu-ahayn-nin-doonaya-xoghaye-xisbi-oo-uu-yahay-nin-han-madaxweyne-leh\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Xisbiga Wadani oo si cad uheegay in maxamed biixi yoonis aanuu ahayn nin doonaya xoghaye xisbi oo uu yahay nin han madaxweyne leh."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Xoghaya Guudd ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade, ayaa sheegay in maxamed biixi yoonis aanuu ahayn nin doonaya xoghaye xisbi oo uu yahay nin han madaxweyne leh.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo u waramay Wargeyska Saxansaxo, ayaa waxa uu yidhi &#8220;Maxamed Biixi Yoonis waa nin han madaxweyne isku soo sharaxay oo xisbiganna wax weyn ka adoona oo waanu u soo bandhignay taas laakiin isaga ayaan diyaar u ahayn wax aan madaxweyne ahayn, xoghaye nimada cidna ima odhan u tanaasul isaguna igama dalban nin waxaas u socda xoghaye yar ma aha, waa nin qarankan in uu badbaadiyo doonaya weeyaan, xisbiga waddani waxa uu u soo galay in uu dalkan badbaadiyo umuu soo gelin in uu xil ka helo waana la ogaa oo waakii madaxweyne isku soo sharaxay nin xoghaye iyo waxaas ku soo noqonaya ma aha\u201d<\/p>\n<p>Wargayska Saxansaxo<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Xoghaya Guudd ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade, ayaa sheegay in maxamed biixi yoonis aanuu ahayn nin doonaya xoghaye xisbi oo uu yahay nin han madaxweyne leh. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo u waramay Wargeyska Saxansaxo, ayaa waxa uu yidhi &#8220;Maxamed Biixi Yoonis waa nin han madaxweyne isku soo sharaxay oo xisbiganna wax weyn ka adoona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8843,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26167","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6O3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26167"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26167\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}