{"id":26138,"date":"2016-10-09T09:41:02","date_gmt":"2016-10-09T09:41:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26138"},"modified":"2016-10-09T09:41:02","modified_gmt":"2016-10-09T09:41:02","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wafdi-ka-socday-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/09\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wafdi-ka-socday-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY WAFDI KA SOCDAY QARAMADA MIDOOBAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Moqdisho <strong>(Arabsiyo\u00a0News):-<\/strong> Madaxweynaha Soomaaliya \u00a0Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha amniga, Peter Thomas Drennan kulankaasi oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-33884 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x5-1.jpg?resize=611%2C407\" sizes=\"auto, (max-width: 611px) 100vw, 611px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x5-1.jpg?w=660 660w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x5-1.jpg?resize=300%2C200 300w\" alt=\"x5\" width=\"611\" height=\"407\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Michael Keating iyo mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-33880 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x1-1.jpg?resize=638%2C425\" sizes=\"auto, (max-width: 638px) 100vw, 638px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x1-1.jpg?w=660 660w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x1-1.jpg?resize=300%2C200 300w\" alt=\"x1\" width=\"638\" height=\"425\" \/><\/p>\n<p>Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga ah ee 2016 ay si habsami leh u socoto, isla markaana ay ku qabsoomi doonto waqtiga loogu talagaley.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxay maalinba maalinta ka dambeysa ku tallaansaneysa horumar dhinaca siyaasadda iyo amniga ah oo mustaqbal wanaagsan dalka loogu dhisayo. Waxaan meel-marinay barnaamijyo dhowr ah oo la xiriira amniga iyo siyaasadda oo aan ku ansixinay nidaam wada oggol ah. Waxaa hubaal ah in aan si tartiib tartiib ah uga mira-dhalin doono barnaamijyada la xiriira dhismaha Soomaaliyada cusub oo leh dhammaan kaabeyaasha siyaasadda ee qaran walba u baahan yahay\u2019\u2019, ayuu yidhi Madaxweynaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-33881 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x2-1.jpg?resize=626%2C417\" sizes=\"auto, (max-width: 626px) 100vw, 626px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x2-1.jpg?w=660 660w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x2-1.jpg?resize=300%2C200 300w\" alt=\"x2\" width=\"626\" height=\"417\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale kulankan kaga dhawaaqay in Madasha Hoggaanka Qaranka uu 10-ka bishan shirkooda uga furmi dooni magaalada Muqdisho, lagana arrinsan doono arrimaha dardar-gelinta doorashada, amniga iyo siyaasadda dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-33882 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x3-1.jpg?resize=660%2C440\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x3-1.jpg?w=660 660w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x3-1.jpg?resize=300%2C200 300w\" alt=\"x3\" width=\"660\" height=\"440\" \/><\/p>\n<p>\u201cWaxaa ka go\u2019an hoggaamiyeyaasha iyo shacabka Soomaalida inay horay u sii dhaqaaqaan. Waxaan ka mahad-celinayaa taageerada Qaramada Midoobay ay ka geysaneyso arrimaha Soomaaliya. Salaan iyo mahadnaq gaar ah iga gaarsii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon oo dhab ahaantii intii uu xilka hayey si dhow ula socday arrimaha Soomaaliya\u2019\u2019<\/p>\n<p>Kaaliyaha Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha amniga, Peter Thomas Drennan , oo isna kulanka ka hadley ayaa sheegay inuu laba sanno ka hor Muqdisho yimid, iska markaana uu qirayo inuu jiro horumar lagu tallaabsadey oo u baahan in la sii adkeeyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-33883 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x4-1.jpg?resize=660%2C440\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x4-1.jpg?w=660 660w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/x4-1.jpg?resize=300%2C200 300w\" alt=\"x4\" width=\"660\" height=\"440\" \/><\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Qaramada Midoobay ay ka go\u2019an tahay inay sii waddo, siina xoojiso wadashaqeynta iyo iskaashiga ay Soomaaliya la leedahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqdisho (Arabsiyo\u00a0News):- Madaxweynaha Soomaaliya \u00a0Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha amniga, Peter Thomas Drennan kulankaasi oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Michael Keating iyo mas\u2019uuliyiin ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26139,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6NA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26138"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26138\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}