{"id":26136,"date":"2016-10-09T09:36:50","date_gmt":"2016-10-09T09:36:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26136"},"modified":"2016-10-09T09:36:50","modified_gmt":"2016-10-09T09:36:50","slug":"war-deg-dega-rabshado-ka-dhacay-magaalada-togwajaale-sababayna-dhimasho-iyo-dhaawac-iyo-sababta-keentay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/09\/war-deg-dega-rabshado-ka-dhacay-magaalada-togwajaale-sababayna-dhimasho-iyo-dhaawac-iyo-sababta-keentay\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEGA:- RABSHADO KA DHACAY MAGAALADA TOGWAJAALE SABABAYNA DHIMASHO IYO DHAAWAC IYO SABABTA KEENTAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Tog-Wajaale(Arabsiyo News)<strong> Hal<\/strong> Qof Ayaa Ku Dhintay<strong> Laba<\/strong> Kalana Waa Ay Ku Dhaawac Meen Iska Hor Imaad Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Gudaha Suuqa Degmada Togwajaale.<\/p>\n<p>Waxaana Iska Horimaadkan Sababay Kadib Markii Ciidamada Booliska Ee Degmada Togwajaale Ay Isku Dayeen Inay Dad Shacaba Oo Suuqa Ka Shaqeysta Ay Qasab Kaga Kiciyaan \u00a0goobihii ay ku shaqeysanayeen .<\/p>\n<p>Dadkan Shacabka Ah Ee Goobta Sida Qasabka Ah Looga Kicinayay Ayaa Ahaa Nimanka <strong>Tumaasha<\/strong> Looyaqaano Ee Ku Shaqeysta Farsamada Gacanta.<\/p>\n<\/div>\n<p>Iska Hor Imaadkan Ka Dhacay Gudaha Suuqa Magaalada <strong>Togwajaale<\/strong> Oo Hoos Timaada Gobolka<strong> Gabiley<\/strong> Ayaa La Sheegay Inay Ciidanka Booliska Ee Degmada Togwajaale U Adeegsadeen Rasaas Noo Nool.<\/p>\n<p>Wixii Warara Ee Danbe Ka Soo Cusboonadana Waxaanu Idiinku Soo Gudbin Doona Wararkayaga Danbe.<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tog-Wajaale(Arabsiyo News) Hal Qof Ayaa Ku Dhintay Laba Kalana Waa Ay Ku Dhaawac Meen Iska Hor Imaad Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Gudaha Suuqa Degmada Togwajaale. Waxaana Iska Horimaadkan Sababay Kadib Markii Ciidamada Booliska Ee Degmada Togwajaale Ay Isku Dayeen Inay Dad Shacaba Oo Suuqa Ka Shaqeysta Ay Qasab Kaga Kiciyaan \u00a0goobihii ay ku shaqeysanayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19042,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Ny","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26136"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26136\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}