{"id":26130,"date":"2016-10-09T06:07:13","date_gmt":"2016-10-09T06:07:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26130"},"modified":"2016-10-09T06:07:13","modified_gmt":"2016-10-09T06:07:13","slug":"hogaamiyihii-islaamiyiinta-tuareg-oo-lagu-dilay-dalka-mali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/09\/hogaamiyihii-islaamiyiinta-tuareg-oo-lagu-dilay-dalka-mali\/","title":{"rendered":"Hogaamiyihii Islaamiyiinta Tuareg oo lagu dilay dalka Mali"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/10D6D\/production\/_91737986_5857928a-3d5f-4c45-84f3-4f8845469227.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Ururka qowmiyadda Tuareg waxay dagaal kula jireen dowladda Mali oo hadda ay la midoobeen\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Hogaamiyihii hore ee dhaqdhaqaaqii Tuareg ee dalka Mali, Sheekh Aoussa, ayaa lagu dilay miino dhulka lagu aasay.<\/p>\n<p>Gaari uu la socday ayaa lagu qarxiyay magaalada Kidal ee Waqooyiga-Bari ee Mali.<\/p>\n<p>Ka hor intaanan gaarigiisa la qarxin waxa uu ka qeybgalay kullan ka dhacay xarunta ciidamada Nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobeey ku leeyihiin dalkaasi.<\/p>\n<p>Sheekh Ag Auossa waxa uu hogaamiye u ahaan jiray Urur mucaarad ahaa kaas oo dagaal kula jiray dowladda Mali.<\/p>\n<p>Kooxdaasi ayaa xiriir la lahayd urur islaami ah oo aad u xoog badan afar sano ka hor.<\/p>\n<p>Markii isbeheysigaasi uu burburay, Tuareg waxa ay joojiyeen dagaalkii ay dowladda kula jireen.<\/p>\n<p>Markaasi kaddib ciidamada Faransiiska ayaa ururadii kale ee islaamiyiinta ka saaray dalkaasi Mali.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyihii hore ee dhaqdhaqaaqii Tuareg ee dalka Mali, Sheekh Aoussa, ayaa lagu dilay miino dhulka lagu aasay. Gaari uu la socday ayaa lagu qarxiyay magaalada Kidal ee Waqooyiga-Bari ee Mali. Ka hor intaanan gaarigiisa la qarxin waxa uu ka qeybgalay kullan ka dhacay xarunta ciidamada Nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobeey ku leeyihiin dalkaasi. Sheekh Ag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26131,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[1,2],"tags":[],"class_list":["post-26130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-uncategorized","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Ns","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26130"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26130\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}