{"id":26127,"date":"2016-10-09T05:59:01","date_gmt":"2016-10-09T05:59:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26127"},"modified":"2016-10-09T05:59:01","modified_gmt":"2016-10-09T05:59:01","slug":"ruushka-oo-si-cad-veto-ugu-diiday-qaraarka-nabadda-ee-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/09\/ruushka-oo-si-cad-veto-ugu-diiday-qaraarka-nabadda-ee-suuriya\/","title":{"rendered":"Ruushka oo si cad Veto ugu diiday qaraarka nabadda ee Suuriya"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/712D\/production\/_91737982_ed93f68c-388f-4de8-962f-9c103df4f8d4.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Magaalada Xalab caruur aad u badan ayaa ku dhimatay muddadii duqeyntu socotay\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Ruushka ayaa waxa uu codka diidmada qayaxan ee Veto ku diiday qaraarka Qaramada Midoobeey ee lagu dalbanayo in la joojiyo duqeynta magaalada Go&#8217;doonsan ee Xalab.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka Ruushka ayaa daba socda qabyo qoraal uu Faransiiska u gudbiyay Golaha amniga.<\/p>\n<p>Qabya qoraalka ayaa waxa uu dhigayaa in si degdeg ah loo joojiyo duqeynta, sidoo kale Xalab laga dhigo meel aysan diyaaradaha Militariga ku duuli karin.<\/p>\n<p>Xubnaha joogtada ee Golaha Amniga, 11 kamid ah waxay taageereen go&#8217;aanka. Shiinaha iyo dalkale ayaa ka aamusay.<\/p>\n<p>Waa markii shanaad oo Ruushka uu diido qaraar Golaha Amniga uu ku doonayo in lagu xalliyo colaadda shanta sano qaadatay ee Suuriya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ruushka ayaa waxa uu codka diidmada qayaxan ee Veto ku diiday qaraarka Qaramada Midoobeey ee lagu dalbanayo in la joojiyo duqeynta magaalada Go&#8217;doonsan ee Xalab. Go&#8217;aanka Ruushka ayaa daba socda qabyo qoraal uu Faransiiska u gudbiyay Golaha amniga. Qabya qoraalka ayaa waxa uu dhigayaa in si degdeg ah loo joojiyo duqeynta, sidoo kale Xalab laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26128,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26127","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Np","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26127","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26127"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26127\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26127"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26127"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26127"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}