{"id":26099,"date":"2016-10-08T05:02:27","date_gmt":"2016-10-08T05:02:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26099"},"modified":"2016-10-08T05:02:27","modified_gmt":"2016-10-08T05:02:27","slug":"gobolka-kamida-dalka-nigeria-oo-ururka-shiicada-mamnuucay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/08\/gobolka-kamida-dalka-nigeria-oo-ururka-shiicada-mamnuucay\/","title":{"rendered":"Gobolka Kamida\u00a0dalka Nigeria oo ururka Shiicada Mamnuucay"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/181DE\/production\/_91628789_67de9a01-d7aa-4839-83a0-4b422af71c1c.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Shiicada gobolka kaduna ee dalka Nigeria\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Dowladda gobolka Kaduna ee dalka Nigeria ayaa waxa ay mamnuucay ururka Shiicada dalkaasi ugu ballaaran.<\/p>\n<p>War-qoraal ah oo ka soo baxay maamulka gobolka ayaa go&#8217;aankaasi lagu xusay.<\/p>\n<p>Maamulka waxa uu tilmaamay in go&#8217;aanka uu ku saleysan yahay dhowridda amniga iyo u hogaansamidda dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Bishii December ee sanadkii tagay, waxaa jiray isku dhacyo dhexmaray kooxda Shiicada ah iyo ciidamada Nigeria oo ka dhacay magaalada Zaria ee gobolka Kaduna.<\/p>\n<p>Hogaamiyihii ururka, Sheekh Ibrahim Zakzaky, ayaa la xiray, kaas oo illaa iyo hadda aan la keenin maxkamad oo aanan lagu oogin wax dacwad ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hargeisa Office<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>BBC<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda gobolka Kaduna ee dalka Nigeria ayaa waxa ay mamnuucay ururka Shiicada dalkaasi ugu ballaaran. War-qoraal ah oo ka soo baxay maamulka gobolka ayaa go&#8217;aankaasi lagu xusay. Maamulka waxa uu tilmaamay in go&#8217;aanka uu ku saleysan yahay dhowridda amniga iyo u hogaansamidda dastuurka dalka. Bishii December ee sanadkii tagay, waxaa jiray isku dhacyo dhexmaray kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26100,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6MX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26099"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26099\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}