{"id":26084,"date":"2016-10-07T14:03:40","date_gmt":"2016-10-07T14:03:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26084"},"modified":"2016-10-07T14:03:40","modified_gmt":"2016-10-07T14:03:40","slug":"puntland-oo-war-yaab-leh-kasoo-saartay-dagaalkii-gaalkacyo-kana-hadashay-cida-ay-la-dagaalameen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/07\/puntland-oo-war-yaab-leh-kasoo-saartay-dagaalkii-gaalkacyo-kana-hadashay-cida-ay-la-dagaalameen\/","title":{"rendered":"puntland oo War Yaab leh kasoo saartay Dagaalkii Gaalkacyo kana hadashay Cida ay la dagaalameen !!!"},"content":{"rendered":"<p>Puntland{<strong>Arabsiyo News<\/strong>}&#8211;War ka soo baxay goor dhow Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay dagaalkii saaka qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n<p>Puntland ayaa sheegtay in magaaladda Gaalkacyo ay soo weerareen subaxnimadii hore ee saaka Kooxda Al-shabaab oo ku hoos dhuumanaysa Maleeshiyo ka soo jeeda Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland Cabullaahi Jaamac Quraan-Jecel oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Garowe ayaa wareerkan ku tilmaamay mid Aar Gudasho u ah duqayn lala beegsaday saraakiil ka tirsan Ururka Al-Shabaab oo todobaadkii hore ka dhacday degaanka Jeexdin taasoo ay geysteen ciidamada Maraykanka.<\/p>\n<p>Quraan-Jecel wuxuu sheegay in Puntland si adag u difaacayso shacabkeeda loona diyaar garoobayo dagaal adag oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Maamulka Galmudug sida uu yiri.<\/p>\n<p>War saxaafadeedka ka soo baxay Puntland ayaa u qornaa sidatan:<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/war-murtiyeed.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaan ka jawaabin eedeymahan hase ahaatee duqa magaalada Gaalkacyo ee mamulka Galmudug, Xirsi Yuusuf Barre ayaa sheegay in Puntland ay dagaalkan billowday, ciidamo dheeraad ahna geysay galbeedka Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Xirsi wuxuu intaasi ku daray in degaan hoos taga Galmudug oo ku yaala duleedka magalada Gaalkacyo ay Puntland ka bilowday dhismaha maxjar cusub.<\/p>\n<p>Dedaal lagu doonayay in khilaafka ku saabsan lahaanshaha dhulka laga dhisayo maxjarka ay diiday Puntland in wadahadal lagu xaliyo, ayna door biday inay isku dayaan inay xoog ku qaataan dhulkaasi.<\/p>\n<p>Xiisadda labada maamul ayaa meel xun gaartay bishii la soo dhaafay ka dib markii Maraykanka uu duqeeyay xero ciidan oo ku taalla magaalada Gaalkacyo oo Galmudug ay sheegtay in lagu dilay 22 ka mid ah ciidammadooda. Waxayna Galmudug ku eedaysay Puntland inay macluumaad khaldan siisay Maraykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland{Arabsiyo News}&#8211;War ka soo baxay goor dhow Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay dagaalkii saaka qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo Galmudug. Puntland ayaa sheegtay in magaaladda Gaalkacyo ay soo weerareen subaxnimadii hore ee saaka Kooxda Al-shabaab oo ku hoos dhuumanaysa Maleeshiyo ka soo jeeda Maamulka Galmudug. Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland Cabullaahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24684,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26084","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6MI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26084","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26084"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26084\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}