{"id":26040,"date":"2016-10-06T15:03:58","date_gmt":"2016-10-06T15:03:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26040"},"modified":"2016-10-06T15:03:58","modified_gmt":"2016-10-06T15:03:58","slug":"maxamed-biixi-yoonis-kursigu-qiimo-ma-leh-anigu-madaxweyne-ayaan-u-carrarayey-kursi-aan-madaxweyne-ahayna-ma-rabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/06\/maxamed-biixi-yoonis-kursigu-qiimo-ma-leh-anigu-madaxweyne-ayaan-u-carrarayey-kursi-aan-madaxweyne-ahayna-ma-rabo\/","title":{"rendered":"MAXAMED BIIXI YOONIS: KURSIGU QIIMO MA LEH, ANIGU MADAXWEYNE AYAAN U CARRARAYEY, KURSI AAN MADAXWEYNE AHAYNA MA RABO.\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN):-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Dr.Maxamed Biixi Yoonis oo sida kale na ka mid ah siyaasiyiintii ku bahoobay Isbahaysiga KULMIYE oo maalintii shalay ku biiray Xisbiga WADDANI, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay, sida uu u arko ku biirista ay ku biireen Xisbiga WADDANI iyo weli ba mabaadiida guud ee ay labada dhinac ba ku heshiiyeen.<\/p>\n<div class=\"google_ads2\"><\/div>\n<p>Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis, ayaa hadalkan ka sheegay in waraysi gaara oo uu maanta siiyey Laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC \u2013da, waxaana uu sida oo kale uu ka dhawaajiyey in hankiisu uu yahay in uu Madaxweyne ka noqdo dalka balse aanu u ordeyn kuraas iyo xilal toona.<\/p>\n<p>\u201cWaxa nagu kalifay in aanu soo galno oo aanu ku biirno Xisbiga WADDANI, annaga oo ku heshiinay Mabaadii\u2019 guud oo ah kuwii aanu aaminsanayn oo ay ka mid yihiin sharciga in la illaaliyo, in hantida umadda la dhowro, in dastuurka wax laga bedelo iyo weliba Mabbaadii kale oo fara badan oo ah kuwa aanu aaminsanahay ah in wadanka lagu bedelo ay na gula waafaqeen oo ay nagu la heshiiyeen awgeed baanu maanta u soo galnay WADDANI, waxaana aanu u aragnaa in uu yahay Xisbi aanu meteli karno, Xisbi aanu wax kaga qaban karayno marxaladda uu dalku ku jiro iyo weliba Xisbi badbaadin kara guud ahaan Qaranka Somaliland.\u201d.Ayuu yidhi Maxamed Biixi<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda sida oo kale na ah siyaasi ka tirsan Xisbiga WADDANI Maxamed\u00a0 Biixi Yoonis, ayaa isaga oo hadalkiisa sii wata, waxa uu yidhi:<\/p>\n<p>\u201cDawladda ka mid baanu ahayn run ahaantii, halkanna uma fadhino in aanu dawladdii aanu ka mid ka ahayn aanu ku dhaleecayno, waxa se aanu caddeynaynaa uun in waxa annaga iyo WADDANI isku kaayo keenay ay yihiin Mabbaadii\u2019, Kuraasidu qiimo ma leh, anigu Madaxweyne ayaan u cararayey, kursi aan Madaxweyne ahayna ma rabo, waxa se aanu ku heshiinay in mabaadiida aanu dooneyno iyo sida aanu dooneyno aanu u maamulno Xisbiga WADDANI.\u201d.<\/p>\n<div class=\"really_simple_share really_simple_share_large_button robots-nocontent snap_nopreview\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN):-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Dr.Maxamed Biixi Yoonis oo sida kale na ka mid ah siyaasiyiintii ku bahoobay Isbahaysiga KULMIYE oo maalintii shalay ku biiray Xisbiga WADDANI, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay, sida uu u arko ku biirista ay ku biireen Xisbiga WADDANI iyo weli ba mabaadiida guud ee ay labada dhinac ba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14122,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26040","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6M0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26040"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26040\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}