{"id":26034,"date":"2016-10-06T13:00:08","date_gmt":"2016-10-06T13:00:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26034"},"modified":"2016-10-06T13:00:08","modified_gmt":"2016-10-06T13:00:08","slug":"xirsi-oo-ka-hadley-mansabka-siyaasadeed-ee-uu-xisbiga-waddani-looga-magacaabey-iyo-awoodihiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/06\/xirsi-oo-ka-hadley-mansabka-siyaasadeed-ee-uu-xisbiga-waddani-looga-magacaabey-iyo-awoodihiisa\/","title":{"rendered":"XIRSI OO KA HADLEY MANSABKA SIYAASADEED EE UU XISBIGA WADDANI LOOGA MAGACAABEY IYO AWOODIHIISA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong>(Arabsiyo-News):-<\/strong> Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xassan\u00a0 oo ka mid ah siyaasiyiinta Isbaheysiga Kulmiye oo maalintii shalay aheyd shaaciyey in ay si rasmi ah ugu biiren xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka hadley mansabka siyaasadeed ee uu xisbigaasi ka qaatey\u00a0 iyo awoodihiisa .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-33749 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Xirsi.jpg?resize=540%2C366\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Xirsi.jpg?w=590 590w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Xirsi.jpg?resize=300%2C203 300w\" alt=\"xirsi\" width=\"540\" height=\"366\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Sidoo kale waxaa uu Siyaasi Xirsi\u00a0 sheegay in aanu jirin wax tartan ah oo ka dhaxeeya\u00a0 gudaha siyaasiyiinta ku bahoobey xisbiga Waddani balse u jeedkoodu yahay sidii ay u awooda isku dari lahayeen waxaana siyaasi uu ku sheegay wareysi oo maanta siiyey idaacada BBC da waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201d Xisbigu waxaa uu leeyahay qaab dhismeed , anaguna qaab dhismeedkii hore u jiray iyo mid kale oo aanu ku darneyba waanu isla qaadaney , qaab dhismeedka xisbigana in la bedelaa oo xisbiyadu hanaan maamul oo kala duwan ay sameeyaan waa wax dunida oo dhan ka jira \u201d ayuu yidhi<\/p>\n<p>Sidoo kale Siyaasi Xirsi oo ka hadlaya awooda uu leeyahay mansabka siyaasadeed ee uu xisbiga Waddani ka qaatey ayaa waxaa uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cAwoodaha xilkaas waxaa lagu cadeyn doona shir weynaha golaha dhexe , mana jiro tartan naga dhexeeya\u00a0 xisbiga ee waxaanu dooneynaa in aanu awooda isku darno oo dhamaantayo wada adkaano ee aanan kala adkaanin\u00a0\u00a0 \u201d ayuu hadalkiisii ku soo kobay siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xassan oo wareysi siiyy wariye\u00a0\u00a0 Axmed Siciid Cige oo ka tirsan laanta afka Somaliga ah ee BBC da<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xassan\u00a0 oo ka mid ah siyaasiyiinta Isbaheysiga Kulmiye oo maalintii shalay aheyd shaaciyey in ay si rasmi ah ugu biiren xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka hadley mansabka siyaasadeed ee uu xisbigaasi ka qaatey\u00a0 iyo awoodihiisa . Sidoo kale waxaa uu Siyaasi Xirsi\u00a0 sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10174,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26034","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6LU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26034"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26034\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}