{"id":26030,"date":"2016-10-06T10:12:07","date_gmt":"2016-10-06T10:12:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26030"},"modified":"2016-10-06T10:12:07","modified_gmt":"2016-10-06T10:12:07","slug":"gobolo-ka-tirsan-dalka-mareykanka-oo-dadkii-ku-noola-laga-daad-gureynayo-maanta-iyo-madaxweyne-obama-oo-ka-hadley-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/06\/gobolo-ka-tirsan-dalka-mareykanka-oo-dadkii-ku-noola-laga-daad-gureynayo-maanta-iyo-madaxweyne-obama-oo-ka-hadley-sababta\/","title":{"rendered":"GOBOLO KA TIRSAN DALKA MAREYKANKA OO DADKII KU NOOLA LAGA DAAD GUREYNAYO MAANTA IYO MADAXWEYNE OBAMA OO KA HADLEY + SABABTA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Carolina \u00a0<strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong>\u00a0 Howlgal ballaadhan oo daadgurayn ah ayaa waxa uu ka soconayaa gobollada Mareykanka ee Florida iyo South Carolina ka hor duufaanta Matthew ee la filayo in maanta oo Khamiis ah ay halkaasi soo gaadhto.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-29266 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/obama-1.jpg?resize=529%2C369\" sizes=\"auto, (max-width: 529px) 100vw, 529px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/obama-1.jpg?w=660 660w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/obama-1.jpg?resize=300%2C209 300w\" alt=\"obama\" width=\"529\" height=\"369\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaa isku xidhmay waddooyinka ka baxa magaalada Charleston ee South Carolina, halkaasi oo badhasaabka uu amray in si khasab ah magaaladaasi looga daadgureeyo rubac malyuun qof.<\/p>\n<p>Dhanka kale badhasaabka gobolka Florida, Rick Scott, ayaa ka digay in burburka ka dhasha duufaanta uu noqon karo mid ballaadhan haddii ay duufaantu ku dhufato gobolkaasi.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in mas\u2019uuliyiintu ay sameynayaan waxkasta oo ay kaga hortegi kareen inay halkaasi ka dhacdo khasaare nololeed, sidoo kalana ay sameeyeen qorshe ballaadhan oo dadka lagu daadguraynayo.<\/p>\n<p>Khatarta duufaanta ayaa sidoo kale waxaa ka digay madaxweyne Barack Obama, waxa uuna sidoo kale ka digay in ay suuragal tahay in duufaantu ay sii xoogaysato ka hor inta aanay soo gaadhinba Mareykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Carolina \u00a0(Arabsiyo-News):-\u00a0 Howlgal ballaadhan oo daadgurayn ah ayaa waxa uu ka soconayaa gobollada Mareykanka ee Florida iyo South Carolina ka hor duufaanta Matthew ee la filayo in maanta oo Khamiis ah ay halkaasi soo gaadhto. Waxaa isku xidhmay waddooyinka ka baxa magaalada Charleston ee South Carolina, halkaasi oo badhasaabka uu amray in si khasab ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7234,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26030","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6LQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26030","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26030"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26030\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}