{"id":26025,"date":"2016-10-06T10:07:58","date_gmt":"2016-10-06T10:07:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=26025"},"modified":"2016-10-06T10:07:58","modified_gmt":"2016-10-06T10:07:58","slug":"deg-deg-siyaasiyiin-magac-weyn-somaliland-ku-dhex-leh-oo-dhex-dhexaadin-ka-bilaabey-khilaafka-xisbiga-ucid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/06\/deg-deg-siyaasiyiin-magac-weyn-somaliland-ku-dhex-leh-oo-dhex-dhexaadin-ka-bilaabey-khilaafka-xisbiga-ucid\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- SIYAASIYIIN MAGAC WEYN SOMALILAND KU DHEX LEH OO DHEX DHEXAADIN KA BILAABEY KHILAAFKA XISBIGA UCID"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo News):-<\/em><\/strong> Warar xog ogaal ah oo so gaadhaya shabakada Ilaysnews.com isla markaana looga qaateen ah ayaa waxaa ay u xaqiijiyeen in \u00a0siyaasiyiin magac weyn Somaliland ku dhex \u00a0lahi ay mar kale dhex dhexaadin ka bilaaben khilaafka xisbiga UCID ee labada garab u kala jabiyey xisbigaasi .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Siyaasiyiintan waxaa loo xaqiijiyey shabakada Ilaysnews.com in ay ka mid yahiin gudoomiye ku xigeenkii Hore ee \u00a0saddexaad \u00a0xisbiga Kulmiye Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir isla markaana hada ka mid ah siyaasiyiinta ku bahoobey madasha wadatashiga .<\/p>\n<p>Sidoo kale iyaguna waxaa ka mid ah mujaahidiin kale oo uu ka mid\u00a0 yahay Muj.Ibraahim Dhego Weyne .<\/p>\n<p>Khilaafka xisbiga UCID\u00a0 ayaa waxaa hore go,aamo uga soo saarey gudida diwaangalinta Ururada siyaasiga ah iyo maxkamada sare ee Somaliland waxaana aan la garan karin in siyaasiyiintani ku guuleysan doonan in ay xal u helaan khilaafka xisbiga UCID .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo News):- Warar xog ogaal ah oo so gaadhaya shabakada Ilaysnews.com isla markaana looga qaateen ah ayaa waxaa ay u xaqiijiyeen in \u00a0siyaasiyiin magac weyn Somaliland ku dhex \u00a0lahi ay mar kale dhex dhexaadin ka bilaaben khilaafka xisbiga UCID ee labada garab u kala jabiyey xisbigaasi . &nbsp; Siyaasiyiintan waxaa loo xaqiijiyey shabakada Ilaysnews.com [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16453,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-26025","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6LL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26025"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26025\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}