{"id":25947,"date":"2016-10-04T11:09:16","date_gmt":"2016-10-04T11:09:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25947"},"modified":"2016-10-04T11:09:16","modified_gmt":"2016-10-04T11:09:16","slug":"xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay-oo-masuul-cusub-u-soo-magacaabey-dalka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/04\/xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay-oo-masuul-cusub-u-soo-magacaabey-dalka-somaliya\/","title":{"rendered":"XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY OO MASUUL CUSUB U SOO MAGACAABEY DALKA SOMALIYA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Moqdisho<strong> (Arabsiyo-News):-\u00a0 <\/strong>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban-Ki-Moon ayaa mas\u2019uul cusub u magacaabay Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan\u00a0<strong>(United Nations Support Office in Somalia)\u00a0<\/strong>\u00a0UNSOS .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-33605 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Col.jpg?resize=380%2C384\" sizes=\"auto, (max-width: 380px) 100vw, 380px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Col.jpg?w=380 380w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Col.jpg?resize=297%2C300 297w\" alt=\"col\" width=\"380\" height=\"384\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Mr. Ban-Ki-Moon ayaa xafiiska UNSOS ee Soomaaliya waxa uu u magacaabay Col. Hubert Price oo ah sarkaal horay uga tirsanaa ciidamada Mareykanka islamarkaana ka soo shaqeeyay xafiiska Howl-galka Taageerada Qaramada Midoobey ee dalka Liberia intii u dhaxeysay 2010-2015.<\/p>\n<p>Magacaabista Wakiilkan cusub ee hay\u2019adda UNSOS ee Soomaaliya ayaa waxa ay qeyb ka tahay dadaallada Qaramada Midoobay ugu jirto taageerida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee haatan ka soo kabsanaya dhibaatooyinkii ragaadiyay dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p><strong>Xigasho: UN News Centre\u200e<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqdisho (Arabsiyo-News):-\u00a0 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban-Ki-Moon ayaa mas\u2019uul cusub u magacaabay Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan\u00a0(United Nations Support Office in Somalia)\u00a0\u00a0UNSOS . &nbsp; Mr. Ban-Ki-Moon ayaa xafiiska UNSOS ee Soomaaliya waxa uu u magacaabay Col. Hubert Price oo ah sarkaal horay uga tirsanaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25948,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25947","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Kv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25947"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25947\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}